CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 82,410 hits
  • Calendar

    December 2011
    M T W T F S S
    « Nov   Jan »
     1234
    567891011
    12131415161718
    19202122232425
    262728293031  

Archive for December, 2011

Caawi Barakacayaasha Boodhka,Buqdhada iyo Saameel.

Posted by Admin on December 29, 2011

Advertisements

Posted in 1 | Comments Off on Caawi Barakacayaasha Boodhka,Buqdhada iyo Saameel.

Wax ku qaata waanada gabdhaha waa ceeb.Kuwa Ilaahay ceebta malabka uga dhigayow.

Posted by Admin on December 24, 2011

Anagga oo ka kooban afar gabdhood oo ka kala socda dhamaanba beelaha Samaroon, waxaanu u soo gudbineynaa qoraalkani oo iskugu jira cabasho iyo canbaareyn shabakadaha wararka ee internetka gaar ahaan kuwa loo adeegsado fadeexadaha iyo aflagaadooyinka. Shabakadahani waxay aad uga shaqeeyaan kala fogeynta umada wada dhalatey ee reer Awdal iyo Salal.

Waxaanu marka hore canbaareyneynaa dadka leh ee maamulana wargeysyadani internetka. Wargeysyadani internetku waxay baryahani danbe ku caan baxeen kala daadinta danaha reer Awdal iyo Salal. Sumacad xumo ayaad u soo jiidaysaan dadka reer Awdal/Salal hadaad ku sii socotaan wadadani qaldan eed ku joogtaan. Dadka adeegsada warbaahinta internetka waa in aaney ku gafin jiritanka umaddani. Waa inay wax  iskula hadhaan marka ay baahinayaan warar aan sal iyo raad lahayn kuwaasi oo dadka wada dhashey dhex dhigaya iskhilaaf. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off on Wax ku qaata waanada gabdhaha waa ceeb.Kuwa Ilaahay ceebta malabka uga dhigayow.

Wacdarihii Awdalstate Toronto

Posted by Admin on December 21, 2011

Posted in 1 | Comments Off on Wacdarihii Awdalstate Toronto

Riyada Ceelbardaaleyntu waa siyaasad ku qorshaysan dhul-balladhsi (Zone Expansion) ilaa xeebta Lughaya.

Posted by Admin on December 21, 2011

Wednesday, December 21, 2011Dadka da’doodu sii galbaneysaa way ogyihiin waqtigii la bilaabay iyo hadafka loo abuuray siyaasadda “ceelbardaaleynta dhulka” hase yeeshee da’santa maanta u sarakacday inay jiheeyaan qorshaha mustaqbalka aayaha dhulkooda iyo Dadka da’doodu sii galbaneysaa way ogyihiin waqtigii la bilaabay iyo hadafka loo abuuray siyaasadda “ceelbardaaleynta dhulka”
hase yeeshee da’santa maanta u sarakacday inay jiheeyaan qorshaha mustaqbalka aayaha dhulkooda iyo dadkoogaba waxay mudan yihiin in lagu kaalmeeyo duco iyo sooyaalka taariikhda dhulka Ilaahay ku beeray si ay ugu go’aan qaataan xaqooda; isla markaana uga fogaadaan inay cid kale xaqdarro ugu ciiraan. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off on Riyada Ceelbardaaleyntu waa siyaasad ku qorshaysan dhul-balladhsi (Zone Expansion) ilaa xeebta Lughaya.

Odayaal shir jaraa’id ku qabtay Boorama xaaladda Seemaal

Posted by Admin on December 21, 2011

Posted in 1 | Comments Off on Odayaal shir jaraa’id ku qabtay Boorama xaaladda Seemaal

WAA DHAR-WANAAJE IYO SOO DHAWAYNTII UGAASKA GADABUURSI UGAAS A/RASHIID

Posted by Admin on December 21, 2011

Posted in 1 | Comments Off on WAA DHAR-WANAAJE IYO SOO DHAWAYNTII UGAASKA GADABUURSI UGAAS A/RASHIID

KUWII DADKA LA’AAYEY OO LOO SOO GURMADAY (BEENBEENTA SOMALILAND)

Posted by Admin on December 21, 2011

Posted in 1 | Comments Off on KUWII DADKA LA’AAYEY OO LOO SOO GURMADAY (BEENBEENTA SOMALILAND)

BARAKACAYSHII REER AWDAL OO GURMAD U BAAHAN SOMALILAND DAYACDAY

Posted by Admin on December 21, 2011

Posted in 1 | Comments Off on BARAKACAYSHII REER AWDAL OO GURMAD U BAAHAN SOMALILAND DAYACDAY

Reer Nuur wali wuu buuxa wuxuuna dagaal ku jiraa 23 Sanno.

Posted by Admin on December 16, 2011

Posted in 1 | Comments Off on Reer Nuur wali wuu buuxa wuxuuna dagaal ku jiraa 23 Sanno.

Waa bal doqon fiiriya ehelkii baan laayey ku faanaya ee xishoonayn

Posted by Admin on December 14, 2011

Posted in 1 | Comments Off on Waa bal doqon fiiriya ehelkii baan laayey ku faanaya ee xishoonayn