CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,190 hits
  • Calendar

    April 2011
    M T W T F S S
    « Feb   May »
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930  
  • Advertisements

Archive for April 21st, 2011

“Madaxwaynihii Hore Xilka Lagama Helin Ee UL Kaga Dhaadhac Ayaa La Yidhi, C/raxmaan Saylici-na………….”

Posted by Admin on April 21, 2011

Awdalpress(Borama) 20 Apr.11–Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo ka mid ah salaadiinta waaweyn ee gobolka Awdal ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay magaala madaxda gobolka Awdal ee  Boorama, waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin mawqifkiisa ku aaddan furashada ururrada Siyaasadeed iyo Dhalliilo Xukuumadda ah iyo in M/weynihii hore ul Lagaga Saaray Madaxtooyada iyo In Heshiiskii Beelaha Somaliland ee Burco ay Beesha dhexe ka baxday dagaallana ka waddo Bari iyo Galbeed. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Comments Off on “Madaxwaynihii Hore Xilka Lagama Helin Ee UL Kaga Dhaadhac Ayaa La Yidhi, C/raxmaan Saylici-na………….”