CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    April 2011
    M T W T F S S
    « Feb   May »
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930  
  • Advertisements

Archive for April 11th, 2011

Amiin Amir Awdalstate

Posted by Admin on April 11, 2011

Advertisements

Posted in 1 | Comments Off on Amiin Amir Awdalstate

Qalbi iyo jidh Madoobe Fahmiyow Gadabuursi dad cun ma aha

Posted by Admin on April 11, 2011

 April 11 -(Ceel-bardaale)  Waa wax caadi ah in dad dhalasho, dhaqan, diin iyo degaan ka dhexeeyo wax ku heshiiyaan amaba ku kala duwanadan. Waxa bishii hore ilaa hada socda ololaha Awdalstate oo wadaan Da’samo cusubi taas oo wax iyaga ka soo go’ay iyo guux muddo badan jiray ah oo ay ugu ololaynayeen Awdalstate. Hadaba markii dabaal degayadii iyo ololihii Awdalstate is qabsaday daafyaha adduunka aya waxa dhacday in dhalinyaro reer Boorama ah oo support siiyay dhaqdhaqa dibada laga wado lagu xidhxidhay iyadoo ay ku jireen waliba laba wariye. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off on Qalbi iyo jidh Madoobe Fahmiyow Gadabuursi dad cun ma aha