CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,701 hits
  • Calendar

    April 2011
    M T W T F S S
    « Feb   May »
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    252627282930  

Breaking News | Odayaal Iyo Mutacalimiin Loo Xidhay Taageerida Awdal State Subaxnimadii Saaka

Posted by Admin on April 7, 2011

Boorama (Ceelka-Awdalstate) Tiro Shicib ah oo cadadkoodu Gaadhayo ila hada Shan Ruux oo isku jira Odayaal iyo Mutacalimiin sarsare ayaa abaaro 11kii Subaxnimo ee Maanta Xabsiga dhexe ee magaalada Boorama loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay inay taageereen Awdal State.

Shantan Qof ayaa hadaba Saaka Subaxi meelo kala duwan laga soo xiray waxana sida ilo wareedyo xaqiiqa oo ku sugan Magaalada Boorama noo sheegeen inay xadhigooda ka danbeeyeen Masuuliyiinta Maamul Gobaleedka Hargaysa oo awaamir kala duwan oo xoriyada laga qaadayo dadkaasi kasoo Saaray Magaalo Madaxka SNM Ee Hargaysa.

Magacaanta Odayada iyo Mutacalimiinta Ila hada u Xidhan Taageerada Maamul Goboleedka Awdal State hoos ka eeg:

1-PROF:DAAHIR XASAN WARSAME(BILAAWECADE)
2-C/KARIIM MAXAMED RABIILE GOOD
3-CILMI DUHUR(MU ADIN)
4-MAXAMED ADAN QAALIB
5-MAXAMED ISMACIIL AHMED

Xidhiga Mutacalimiintan Iyo Odayaduba Halka uu Sal dhigo kala soo Awdal State Media

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: