CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,701 hits
  • Calendar

    July 2010
    M T W T F S S
    « Mar   Aug »
     1234
    567891011
    12131415161718
    19202122232425
    262728293031  

Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

Posted by Admin on July 30, 2010

Ceelka-NewsBorama) 30 July,10– Mudaharaado ayaa ka socda magaalada Boorama, kuwaas lagaga soo horjeedo xukuumada cusub iyo tirada laga siiyay wasiirada G/Awdal.

Banaanbaxan ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Boorama, waxaana horkacayay dhalinyar wadata boodhadh iyo calan cusub oo labada dhinac buluug ah dhexdana cadaan ah isla markaana bil iyo xidig leh, dhalinayaradan ayaa ku dhawaaqayay dooni mayno dawlad reer ah, wuuna siree siilaanyo ha dhaco erayo sidaas ah ayay ku dhawaaqayeen dhalinyardu iyaga oo socod ku maray gudaha magaalada.

Dhinaca kala koox yar oo dhalinyar ah ayaa iyagu suuqa sisibta ee magaalada boorama ay iskaga hor yimaadeen dhalinta mudaharadka samaynaysay, dhalintaas oo iyagu watay calanka kulmiye, waxaana kala dhexgalay booliska magaalada.

Sidoo kale waxaa taayiro lagu gubay badhatamaha magaalada Boorama, ilaa hadana wey socdaan gadoodka ay samaynayaa dhalinyaradaasi, ilaa hadana ma jiraan cid wax ku noqotay mudaharaadkaas ka socda boorama, waxaana la adkeeyay ilaalinta goobaha ganacsiga iyo xarumaha dawlada ooAwdalpress(Borama) 30 July,10– Mudaharaado ayaa ka socda magaalada Boorama, kuwaas lagaga soo horjeedo xukuumada cusub iyo tirada laga siiyay wasiirada G/Awdal.

Banaanbaxan ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Boorama, waxaana horkacayay dhalinyar wadata boodhadh iyo calan cusub oo labada dhinac buluug ah dhexdana cadaan ah isla markaana bil iyo xidig leh, dhalinayaradan ayaa ku dhawaaqayay dooni mayno dawlad reer ah, wuuna siree siilaanyo ha dhaco erayo sidaas ah ayay ku dhawaaqayeen dhalinyardu iyaga oo socod ku maray gudaha magaalada.

Dhinaca kala koox yar oo dhalinyar ah ayaa iyagu suuqa sisibta ee magaalada boorama ay iskaga hor yimaadeen dhalinta mudaharadka samaynaysay, dhalintaas oo iyagu watay calanka kulmiye, waxaana kala dhexgalay booliska magaalada.

Sidoo kale waxaa taayiro lagu gubay badhatamaha magaalada Boorama, ilaa hadana wey socdaan gadoodka ay samaynayaa dhalinyaradaasi, ilaa hadana ma jiraan cid wax ku noqotay mudaharaadkaas ka socda boorama, waxaana la adkeeyay ilaalinta goobaha ganacsiga iyo xarumaha dawlada oo

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: