CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,687 hits
  • Calendar

    January 2010
    M T W T F S S
    « Dec   Mar »
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    25262728293031

Xauustii dhacdadii 7/11 July 2009.

Posted by Admin on January 12, 2010

Warsanmag.com waxa wararka ku qoran shabakadaha Awdal Todobaadkii hore warar ad looga naxo oo dhacdaads 7/11 Xiriir la leh.Runtii waan rumaysanwaayey wararkaasi waxanan isku dayey inan xaqiiqda raadiyo bal siday wax uga jiraan.Ugu dambaystii markii aan xidhiidh la sameeyey dhulkii waxa xaaqiiqdu noqotay in dhacdaadas ay jirto.Waxa ay ahayd in Dadqalatadii geysatay Falkii 7/11 ay isku dayeen inay beegsadaan wafdi ay hogaaminayeen Gudoomiyaha Jamaacadda Camuud Prof. Suleyman Ahmed Guled iyo K/Xigeenkiisa Ahmed Abdilaahi Boqore oo Hargeysa socdaal ku tagay ka dibna ku soo noqonayey Awdal Borama.Sida Wararku sheegayan wafdigu waxa ay Daqalatada isku seegeen faro cidood tasoo ku timid wafdiga o dib uga dhacay wakhtigoodii safarka iyo tooda oo aan dhamaanan oo ilaahay maalin kale u dhigtay.

Marka hadaba aad eegto dhacdaas waxa xaqiiqo ah in waxgaradka iyo dhaman haldoorka Reer Awdal ay beegasanayaan Dadqalatadu ayna doonayaan inay mariyan jidki ay mariyeen Afartii Marxuum 7/11.

Haddaba marka ay xaaladdu sidaas tahay khatarta intaa leegna ay ku jiraan haldoorkii reer Awdal ee u safrayey Hargeysa, maxa la gudboon inay ku dhaqaaqaan madaxda iyo shacbiga reer Awdal si khatartan uga badbaadaan isla markaana dadqalatadii fulisay falkii 7/11 ay wax uga qabtaan.

1- Waxay ahayd in maalintii isku daygii jidgooyadan dambe dhacday ee la beegsanayey madaxda Jaamacadda Camuud in Salaadiinta reer Awdal inay shir Jaraa,id ku qabtaan badhtamaha Gabiley iyagoo Digniinna siinaya reer Gabiley Hadaanay keenin Dadqalatadii

geysatay falkii 7/11 wakhti go,an in talabooyikaas ay qaadayaan.

2- Ka dibna ay Hargeysa u dhaafaan oo isla shir jaraaid ay qabtaan una sheegaan beesha dhexe haday S/land ku dumayso iyo haday ku jiraysaba in Samiirkii dhamaaday oo Samaroon aanu udulqaadan doonin iyadoo dhigoodi maqanyahay agoontiina ay weer cad xudhanyihiin in hadana la beegsado Madaxdii Jamacadda camuud aanay aheyn wax dhici kara.

3-In ay Boorama ku soo noqdaan ka dib labadaa shir Jaraaid ka dibna ay shir weyne u qabtaan dadweynaha reer Awdal iyagoo u sheegaya in u diyaar garoobaan in dhiigooda uu yahay Muqadasa haldoorkii reer Awdal ee lagu qashay jidka 7/11.isla markana loo sheego in aanay dhici kareyn in nin reer Awdal oo kale dadqalato jidka u gasho sidii dhacday todobaad ka hor.

Dadka Somalidu dhaqan ahaan waa dad naxariis daran(Merciless) nooloshooda oo dhan waxay ku dheelitirnayd inay is mariwaayan.Tusaale:Ceelberdale 40 Inan oo dhashay 1990 gii wixii ka dambeeyey ayaa u quus gooyey Suleyman Gaal, Nuux baasto, Dadqal raage iyo maleeshiyadiisii doonaysay in Ceelberdaale loo qaybsado sidii Siyad bare iyo xertisii Ina raage.

Mohamed dhiirane

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: