CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,687 hits
  • Calendar

    January 2010
    M T W T F S S
    « Dec   Mar »
     123
    45678910
    11121314151617
    18192021222324
    25262728293031

War-Dega-Dega-Dad Qalatadii Ina-Raage oo Maanta isu deyday Jid go’ayn Iyo Xasuuq

Posted by Admin on January 6, 2010

Ceelabardaade-Argeegta-Waxa maanta isu dayay inayn fuliyaan hawlo dad qalnimo,kuwii masaafurka dhiigooda xalaashaday iyagoo maanta sigay Presidentka Cammuud Universty Prof Saleeban Axmed Guuled iyo wafti uu hogaaminayay,isaga oo halka uu profeserka la baxsaday dirawalkiisa oo u dhashay deegaanka Dilla, dhulkana aqoon u lahaa,.Hadaba dad-qalatadan oo tii hore aan looga soo aarin amaba dawlad ku sheega Isaaq aanay wali waxba ka qaban,ayaa maantana tan ku kacay iyadoo warku dhiman yahay wali,wixii soo kordha nala socda,waxa ka soo kordha.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: