CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,701 hits
  • Calendar

    November 2009
    M T W T F S S
    « Oct   Dec »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  

War deg deg ah Inalilaah wa Inaa Ilay Rajicuun,waxa geeryooday Qaasim Sheekh Yusuf wasiirkii Macdanta iyo Biyaha S/land

Posted by Admin on November 20, 2009

War deg deg ah Inalilaah wa Inaa Ilay Rajicuun,waxa geeryooday Qaasim Sheekh Yusuf wasiirkii Macdanta iyo Biyaha S/land Friday, November 20, 2009 Awdalpress Mecca 20 Nov 09-Waxa Maanta geeryooday Allah u naxariistee Wasiirkii Wasaradda Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland,Qaasim Sheekh Yuusuf, waxana uu ku geeryooday Magaalada barakaysan ee Makka dalka Saudi Arabia isagoo gudanaya waajibaadkiisii Xajka ,waxana uu udhintay mutul qafle (natural death,Alla u naxariisto marxuunka ,eleheldiisina samir iyo iiman Allaha ka siiyo.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: