CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,687 hits
  • Calendar

    November 2009
    M T W T F S S
    « Oct   Dec »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  

BISHAARO……BISHAARO ….. BISHAARO..ALNUUR.COM KU SOO DHAWAADA.

Posted by Admin on November 15, 2009

 

 ALNUUR.COM. Waxan dadweynaha sharafta leh idinku bisharaynaynaa inuu berri oo ay bishu tahay 16 Nov.2009.Uuu si rasmi ah u soo bixidoonto Shabakadii Alnuur.com.
Alnuur.com waxad ka helidoontaan dhamaan wixii warar ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba Sameeya oo tfatiran oo ku qoran AfSomali iyo AFIngiriisi intaba.Waxa kaloo aad ka helidoontaa Afkaarta iyo qoraalada aad noo soo gudbisaan oo si hagar la,aana ah aan idiinku soo gudbin doono.Waxa kalo Alnuur.com aad usoo diri kartaan wixii xayeeysiis ama fariimo muhiim ah sida ogeysiisyada shirarka iyo xafladaha.Waxa kaloo Alnuur.comidiin soo gudbindoontaa Hambaliyada la xirrita wixii farxad ah sida Aroosyada iyo meherka iyo ugu dambayntii Boogga Tacsida oo isna lama huraan ah.Waxan haddaba bulashada guud ahaan iyo gaar ahaan akhristayaashayda qiimaha leh ee warsanmag.com aan mar labaad ugu bogaadinaynaa inay ku soo dhawaadaan Shabakadda Cusub ee Alnuur.com. Ugu dambayntii Alnuur.com waxa kale oo aad ka dhagaysan doontaan heeso xul ah anagoo soo qaadan doona heesihii hore ee qaraamidii iyo kuwo cusub intaba.Heesta aan ku bilaabi doono maanta waxa weeye hees magaceedu yahay XIDDIGAYGU WAA NUUR oo aan filayo inad xiiseyn doontaan Waxa ku luqeynaya fanaankii weynaa ee Axmed Cali Cigaal.WAD MAHADSANTIHIIN Walalayaal dhamaantiin waa
Maamulayaasha shabakaadan Cusub ee Alnuur.com iyo Warsanmag.com.
1-souleiman Abdi Dugsiiye
2-Mohamed Osman dhiirane

Kheyr baan isku ognahay dhamaantiin.

 

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: