CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,687 hits
  • Calendar

    November 2009
    M T W T F S S
    « Oct   Dec »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  

Bulso Weynta Reer Awdal Maxay ka sugayaan Riyaale? Waxbaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.

Posted by Admin on November 14, 2009

boorama publation Friday, 14 November 2009 Riyaale markii uu jaadwalaha ka aha Magaalada Boorama waxa uu ka mid ahaa dadka nooca waalidiintu ugu necebyihiin sababto ah waxa uu ka dilaali jiray Qaadka oo dhib aad iyo aad u badan ku haya bulshada iyo qoyska ka rajo qaba in dhalintooda u aayaan maalin noloshooda ka mid ah laakin daahir taasi kama fakari jirin ee waxa u cadeyd oo kaliga lacagta xaraanta ah ee uu ka heli jiray Qaad, maalinna kama uuna fakirin Qaadkani uu dilaalka ka yahay dhibka uu bulshadiisa ku hayo iyo inta qoys ee uu burburiyay …inta waxa u dheera isaga oo isku haystay nin heersare ah xita maalin kaliya inta uu istaagay isma weydiin su’aalahan; waar daahir bulshada aad daroogada barayso kana eebinayso miyayna ku jirin dhalintii wadankan anfici lahayd? waar daahir ma adigii dhana ee dadkan maalin maalmaha ka mida hogaamin laha ayaa maanta ka ganacsanaya daroogo ay dhalintii waxbaran lahayd ku mashquulaan? waar daahir imisa reer ayaa jaadka adiga oo kaliga aad keento ku burburay amba lacagoo badani kaga baxday hadii lagu sheegi laha? waar daahir ma dadkaagi ayaad adigu cadaw kunoqotay? waar daahir imisa dhalinyaro ah ayaad adigu bartay balwada hadii lagu sheegi laha? waar daahir shaqooyinku kala badan kalana duwan adiga tani dhibka iyo dhabarjabka ku ah bulshadada maxa kuso arkay ee akhirona ku sugayso? su’aalahan maalinna isma weydiin Riyaale taasi waxa ku cadeyn kara: dhibkii bulshada reer Awdal uu soo gadhsiiyay riyaale intii uu qaadwalaha aha iyo intii dhalinyaro ee uu balwada baray ila haatanna qaarkood cunaan,maalinna wax hormarkooda ah uma dhisin amba waxa wanaag ah uguma badalin dadkii uu dhibay,waayo qofku marka uu is ogyahay inuu bulshadiisha dulmiyay amba dadku ka markhaati noqdaan dhibkiisa, ninkii damiir lihi waxa lagu garta inuu is badaley iyo inkale; waxa uu sameeya wax yaabo kale oo faa’ido u ah dadkii ay saameeyay dhibkiisa .. tusaale; ma uusan dhisin garoonki waan dhisaya uu yidhi,wadooyinkii awdal midna rubuc muu sameynin,port uma sameynin, NGO’yo(hayado) uma keenin amba uma soo celinin kuwoodi,milatery fiican uma sameynin,soo koobo Socail service waa down,main economy waa down ,,everything waa down midna sare uma soo qaadin…waxa sare uu u soo qaado daaye Magacii bulsho weynta Awdal huwanayd ayuu hoos u dhigay..karaamo dhac ayuu bulshadii badey.. taa badalkeeda Riyaale inta uu Boorama yimid ayuu dhalintii ku hami weyna ee ka dhursugayay in uu ka dhawaajiyo arrimo bulshada iyo dhalinta u dan ah ayaa waxa uu ku habatacay “reer booramow walaalayaalow Qaadka iska daaya,Aniguba waan daaye” Miyuu ilaaway marka uu riyaale sida laha in boqol kun oo qof oo isagu Qaadka baray amba macmiil u aha in fagaaraha joogan sidee uu ku keenay aayar uun joojiya …ilayn isba ila kursiga uu korayay muuna dayne…halkaasi waxa ka cad riyaale dhibkii bulshada uu ku hayay ee qaadka uu uga ganacsan jiray waxa ay ahayd gaajo nafsaaniya oo riyaale haysay taasi aya ilawsiiyay dhibka ganacsigiisu bulshada ku hayay hadana markii uu madax noqdayna baahidi ayaa ku sii badatey taasi oo u keentay in uu xaraasho Dhulkii Bulshoweynta GADABURSI .. marka waxan odhan karna wali riyaale gaajo kale oo xoog badan ayaa haysa taasi oo markanna ilawsiisay Dhulkii Bulshada Magaca guud uu la wadaago Ee GADABURSI riyaale waxa uu raba in dhulka beelweynta Nuur yoonis Bixiyo kuna daro Gabiley ,dhulka Beelweynta Mahadcasena siiyo Ree Jibouti… hadaba markii hore riyaale dhibka waxa uu ku hayay qoysas farabadan iyo dhalinyaro ree awdal ah laakin hadda bulshoweynta Magaca Gadabursi sheegata oo dhan ayuu dhib ku haya isaago maalinba maalinta ka danbeysa wax kaa nixiya mooyane waxa lagu farxu marna ayna ka soo yeedhin maamuulkisa,Daahir shaqadiisi u danbeysay waxay ahayd intii uuna noqon Madaxa jaadwale dilaal ah hadana waxa wali muuqata riyaale in uuna shaqadiisi badalin oo isla dilaalki uun uu yahay isaagoo maalin kaste xaraash ula jooga dhulka awdal amba baad ku siiya dhulka ree awdal qaybo ka tirsan reero shisheeye ah. Awdal-dhibe,Awdal-qaybiye, amba Daahir sida magaciisa hore ka cad oo la macno ah muuqde amba wax muuda oo lawa arkayo sidaas oo kale ayaa dhibkiisuna ree awdal oo dhan ugu muuqda, shakhsiyad dhiiran oo qarsoona male riyaale…dhibkii awdal uu ku hayay ayuunbu si laba jibaaray,,kii dhalinyarada uu ku hayay ayuu wali ku haya ,,maxaase hadhay marka dhalintii uu hore balwada u baray maantana dhulkooda uu ka bixiyay,,barina kuwa ay dhalaan shisheeye ku noqdaan dhulkooda, ma dhib ayuu ula hadhay riyaale dhalinta ree awdal run marka la sheego… marka waxan sugniba waa riyaale iyo markale iyo khayriyada Boorama isagoo markanina leh “Samaroonow dhulka gaajo ayaa ii geysay waanan bixiyay oo waa amarkayga,,ee idinna bixiya” Source: Samaroon.com

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: