CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,190 hits
  • Calendar

    November 2009
    M T W T F S S
    « Oct   Dec »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  
  • Advertisements

Archive for November 9th, 2009

BAYAAN KA SOCDA BEELAHA SAMAROON IYO HARTI.

Posted by Admin on November 9, 2009

 

 

 November 09, 2009 .

sayidNiyadjabka dadku ka qadeen qabilaysiga beelaha dhexe waxa uu sababi doonaa buruburka Somaliland
Baaqan oo soo gaadhay qaar ka mid ah saxaafada xorta ah ee Somaliland waxa uu si qoto dheer uga hadlay marxaladaha kala duwan ee somaliland soo martey, waxa kale oo uu ka hadlay dulqaadka iyo samirka beelaha Somaliland siiba labada beelood ee Samaroon iyo Harti ay ka muujiyeen jiritaanka somaliland mudadii dhawrka iyo tobanka sano ahayd ee inasoo dhaafay. Read the rest of this entry »
Advertisements

Posted in 1 | Comments Off on BAYAAN KA SOCDA BEELAHA SAMAROON IYO HARTI.

Digniin ku socota soctada Reer Awdal iyo Gabiley inay iska Jiiran Dadqalada Beelaha Dhexe ka wadaan Deegaankooda

Posted by Admin on November 9, 2009

Picture12Socotada Reer Awdal waa bartilmaameedka ay ku cadho furfurtaan markasta oo  ay ciidamada jiida hore ee Kadleeye Army ay dhagaha kasoo tumaan dadqalatada uu hogaanka u yahay Mujrim Maxamed Maxamoud Rage.Kuwaasi   oo uu soo lugooyo damacooga qaawan ee aan aqoonin rag iyo rabitoona isla markaana ay hada kasoo wareegtay mudo 5 bilood ah markii ay ku qasheen socoto iskugu jirta baayacmushtar iyo aqoonyahanba oo Reer Awdal ah ay iskuna halaynayeen  xakuumada taagta daran ee uu hogaanka u hayo Dahir Rayale hadii ay is hubayn lahayeen maadaama uu dariiqu yahay mid aan lagu kalsoonaan karin markasta oo uu dagaal ku dhex maro Ceel-Bardaale  Kadleeye Army iyo Dadqalatada Reer Gabiley taasi oo aanay amaankeeda sugikaraynin xakuumada UDUB oo aan ilaa hada waxba ka qaban haldoorkii Samaroon ee ku mayd-beryey kursiga Dahir Rayale hoostiisa aanu ka doorbiday inuu soo qabto danbiilayaashii danihiisa siyaasadeed ee ku salaysan kursi jacaylka. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off on Digniin ku socota soctada Reer Awdal iyo Gabiley inay iska Jiiran Dadqalada Beelaha Dhexe ka wadaan Deegaankooda