CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 80,701 hits
  • Calendar

    November 2009
    M T W T F S S
    « Oct   Dec »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    30  

Gadabuursi ma is waydiiyay hadalki Rayaale xuskii 29 oktobar

Posted by Admin on November 6, 2009

Daahir rayaaleWaxa la yaab leh iyada Rayaale ka hadalay dhacdooyinkii ka dhacay sanadii uu xukunka hayay dawlad ku sheega Somaliland,waxa uu soo tiriyay,dhacda waliba goorta ay dhacday,iyo waliba halka uu joogay iyo cida ka dambaysay.waxa uu mid  mid u sheegay falalkaa ay argagaxa lahaa ee ka dhacay waqooyiga Somalia gaar ahaan Boorama ,Burco , Hargaysa iyo Sheekh.

Hadaba waxa is waydiin leh sababta uu diri waayay dhacdadii ugu xumayd ee abidka dhacda caro Somali degto ee ay fuliyeen ahaydna tii ugu dambaysay,waa falkii lagu lagu xasuuqaqay afartii Nin ee safarka ahaa ee loogu qawracay xubin xubina loo jarjaray,ahayd fal argagax leh,waxaa is waydiin leh sidii uu horeba ugu gaabsaday buu hadana ugu gaabsaday waxana cad inuu aanu u arag fal argagxiso,hadaba su;aashu waxay tahay ma isagaa wax ka og oo wax kaga jira,anuu waxaan leehay HAAAAAAAAAAAA wax buu ka ogyahay,waan arin aan u gudbin doona INTERNATION TRIBUTE iyo AMENSTY INTERNATIONAL, oo ah in falkaa uu isagu ka dambeeyay ciidamadiisa oo uu hogaaminayo taliya ciidanka iyo wasiirka Daakhiliguna fuliyeen.

Maanta laga bilaabana Rayaale waa Dabiile xasuuq u gaysatay reer Awdal waliba Gadabuursi.

Hana ogaado Gadabuursi waa Gadabuursi waxba ka qaadi maysid kalana kaxayn maysid,waana dad dhaqan leh boqoro leh hortaa way jireen wayna jiri doonan,waan og nahay waxyaalaha maal mahan dambe kaa soo burqanaya.kolba afar oday ha ugu yeedhan guriga MOrgan,waanan ognahay inaad bilowday qaybi oo xukun.Gadabuursi waa ku ogyahay halka aad ka taagan tahay,adna waad ogtahay ka aad ka taagan tahay.waxna yeeli maysid,ee maanta inaad tahay ninka ugu dembi wayn Gadabuursi dhinicii .Ilaahayna hore ha nooga kaa qabto.

Waa DA;SAMO GUUL

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: