CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Waxan garan lahay Nacaybka Khadar Saleeban Dhuxul Iyo Been abuurkiisa !!!!

Posted by Admin on October 19, 2009

weriye-dhuxul Waxan garan waayay warka been abuurka ah ee Khadar Saleebaan DHuxul,oo ahaa ninkii loo xidhay huriyayna xasuuqii loo gaysatay dadkii Jidka u dhaxeeya DIlla iyo Kala-Baydh  lagu qawracay. Dadkaa oo ahaa qaraabadii.amaba Abtiyaashii oo ah waliba kuwa soo koriyey uuna la soo koray si hagarla. hadaba ogow Khadrow in aad la mid tahay kuwa raga qawracay oo aad qayb ka tahay dadqalada Ina-Raage,oo aad jeceshay kuna soo degdegto xugufaha Abtiyasha ,waxaan ogay arinti Banka 3dex sano ka hor iyo tani maanta sidaad u hurinayso,dhulna sidan laguma helo ee Abti aduu ma tihid xataa kuwa wax raadinaya ee wax baa iga maqan leh,ee Alahaa dhul u  raadso,ceelbardaalana waad ku dhamaan,ama been abuuro amaba soo rax lee waxa kaa soo horeeyaa waa dhamac iyo rag waanad ogtahay.

 Ta kale Khadrow  Abti  waxan garan waayay waxa aad colaad intan le’eg aad ugu hayso Abtiyaasha oo waliba adiga iyo Aabaha Saleeban Dhuxul ay idin dhaleen inan iyo Edadeed.oo aan waligaa xumaan kala kulmin abtiyaasha.

Abti maxaa been abuur aad u samayn waxad ogtahay,wixii aad gaysatay ee waliba lagaa cafiyay,maad ilowday Hooyada Ina-Muxumed Nuur,mise waxaa kaa dhaba inaad  rabto inaad abtiyaasha gawracdo,oo ah kuwii ku soo koriyay ee kugu soo tabcay ilaa Waajid ,ee maalin kaliya habaar iyo hayaanad kuu gaysan waxna ku soo baray.ma jecli inaan kugu fogaado ee waxaad wadaa ka darow waanad og tahay godaba aad gashay.

Waxadse sheegta dhulku J/Abokor ka maqan,ma Ceelbardaale baa noqotay meel Jibriil/Abokor leeyahay,ma taas baad maantan la timid shalay Dad-qal ina-Raage baad lahayd dhulbaa ka maqan maantana waxaad leedahay Odayaal baa shirey,aaway kaa shalay buunbuuninaysay ee aad xertiisa ka mid ahayd,muxuu ka faa’iday colaadii waan wada ognahay,waxan kuu sheegi nin baalaya huriye waxa uu helaa abaalkii,waanad ogtahay cid wax ka maqan yiihiin,Dhulkii reer Nuur waa kuwaa manta ciidamdu degan yihiin,min Geed-Balaadh ilaa Mashruucii Wajaale,ogowna inay Madar iyo Qadow ay maqan yihiin oo aan walaahi-Laysaga hadhayn.

Maanta warka aad ka sheegtay Idaacada-aafada iyo beenta Isaaq ,halkay ku shireen,J/abokor sawkuwan ku dhici la ee soo dhaafi la Gabiley,waanad ogtahay cida Ceel-Bardaale leh,waanad ogtahay Abtiyaasha iyo Tolkaa  labada.

Horaana loo yidhi waxa ugu edeb daran wiil Abtiyaashii Korsadaan,Yaanu naasku ku qaban.

Waad ogtahay Gobta ku dhashaye,xishoo sida nin gob ah oo kale,waayo waad ogtahay halkaad ka soo jeedo ,waxanad tahay Reer Dilaad.ee Isaaq iska dhig yaanay jar kaa tuurin Abtigaana waad garan gobanimadooda.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: