CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

IRIN WAXA MAAMULA HAWIYE WAA C/QAADIR SALAAD XASAN WALAALKII WAANA GODOB WAXA UU SOO DAABCABAY,HAWIYANA ABAAL MA LEH.

Posted by Admin on October 17, 2009

 

press_release-imgOgaalkiin,Hawiye waan soo dhawaynay,dhulka Gadabuursi degan yahay waliba reer Nuur,waxa jirta xero qaxooti oo ku taal Aw-Bare ee Kililka shanaad waxa ugu nool si ka fiican meel uu Hawiye u qaxay,waxa kale oo ay degan yihiin magaalooyinka Gadabuursi ee Somaliland,waxa loo soo dhaweeyay si tolnimo leh.

Daahir Rayaale inta uu qabtay Gadabuursi u waxa ka badan inta uu Hawiye u qabtay,Djibouti sidoo kale aad baa loogu soo dhaweeyay inkastoo Hawiye yahay dad qiyaas xun oo ay u haystaan dadkoo Ciise,ayna marna abaal u haynin Gadabuursi,maantana maxasta iyo qaxootiga Hawiye ee ugu badani ku soo qaxeen caro  Gadabuursi dhexdii.oo xataa caruurihiina dib looga celiyo dibada iyo xaasaska la geeyo Boorama,uguna nool yihiin si sharaf leh,in badan oo abaal noogu haysan aragnay.

Hadaba wiilasha yar yar ee Hargaysa dhex joogow ha u qaadan Gadabuursi reer ka yar Isaaq ,waa qiyaasaha aad raqiiska u ah ee Hawiye,waxase  idin haya waa  Muxubo Isaaq meel walba ood joogtaan.ee godbo badan baad naga gasheen ragayagii oo waliba haldoor ah baad in ka badan 100 nin oo magac iyo cilmiba ku qawraceen Xamar,walina idinku maqan oo aydinaan ka hadal marnaba ,qaxii waad ogadaydeen sidii maatidii Gadabuursi u gasheen,hooy waan aarsanyaynaa maanta wixii ka dambeeya,Aw-barana ii fadhiyi meel Gadabuursi jooga magan dambe ku ahaan maysid,soo dhawayn dambana hadalkeedba daa.

Xagga mediah  waxaad haysataan IRIN,BBC.VOA  (oo waliba ka haystaa aan abti nahay) Hawiye waad naga curyaamiseen,ma jiro wariye kaliya oo Gadabuursi oo u shaqeeya laamahaas warbaahineed ee caalamiga ah,waxa arintaa ka dambeeyan waa Ragaas hawiye,waad ogayd yuusuf Garaad waxii uu wadi jiray iyo sida uu diiday inuu hal nin oo Gadabuursi ah shaqo siiyo,isaga oo waliba Junior ah oo shalay ka soo baxay kulliyadii Luqada,saaxiibkiina ahaa Abshir (AUN) oo waliba rollmodel u ahaa,uu FM BBC ugu diiday Boorame,taasina waa godob Yuusufow,waxa isna ku soo biiray Junk-website Hiiraan ee uu web-masterka ka yahay Guure oo Isaaq naag ka qaba una haysta inuu Saado-naag ka qabo had iyo jeerna warkiisu janjeero.

Hawiye waxaan odhan lahaa waan idin ognahay halka aad Gadabuursi,ka taagan tihiin,laakiin Daarood waa na ogyahay waxaan nahay waana rag garaad iyo aqliba Hawiye ka horeeya,marka intaad Ceelbardaale ka hadlaysaso taadada ka soo bax ,dhiladii gudaheeda nuurta tu kale wax ka sheegta,maantana aad dad ugu liita oo habqankaagu meel waliba jooga.

Caro Gadabuursina nabad dambe ku joogi maysid.Genral Yusuf Talan waa u aaraynyaa.Hawiye waa in carro Gadabuursi laga raro oo loo celiyo halkay ka yimaadeen iyo dhul Isaaq,sharaf ma leh Hawiye.waa abaal laawe.

Hasan-Gamute

 

Tafari-Bar Ethiopia

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: