CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Maxaa ay mudanaan gaar ah u siyaan dhagar-qabe Siilaanyo iyo Dagaal-ooge Saleeban –Gaal colaadaha Galbeed.

Posted by Admin on September 20, 2009

 

imagesimages2Waxan umadda u sheegaya maanta in Siilanyo dhagar qabe yahay, inkastoo horena loo ogaa taas,waanse xasuusinayaa , xaqiijinayaa,Siilanyo waa gudoomiyihii SNM ,waqtigii xasuuqa ba;an loo gaysatay odayadii,culimaa’udiinka iyo aqoonyahankii Gadabuursi ee lagu laayay meelo kala duwan,dhagar-qabe Siilanyo waxa uu in badan colaado iyo dhagar badan ka Caro-Gadabuursi  isagoo oo gaysatay dilal gorshaysan gaar ahaan,degaanada Gabiley iyo Dilla una adeegsaday ciidan beeleedkii SNM gaar ahaan isbahaysigii uu sameeyay ee JEEGAANTA (DEEGAANTA)oo ah J/Abokor iyo Habar Jeclo.

Siilaanyo(war criminal) waxa uu ka dambeeyey dilkii:-

1-Odaydii iyo culimadii lagu laayay Magaala-Cad iyagoo salad subax tukanaya masaajidna la dhex laayay waxana ka mid ahaa,Aw Muxumed Aw Cilmi Caamir oo oday wayn oo la wada yaqaanay,iyo wiilkiisi Professer Ahmed Aw Muxumed aw Cilmi iyo sagaal iyo toban oday oo dhamaan aan magacdooda hayno June-1988.

2-Waxa uu ku diley deeganada Banka wajaale Ibraahim Cumar Agoon (Gacma-dheere) oo ahaa ganacsade iyo waliba qoyskiisii isagaba xasuuqeen una adeegsadeen Miino loo dhigay gurigiisa hortiisa.Feb-19987

3-waxa uu diley Boos Samater Camir oo ku dhexdiley beertiisa oo ku taal degaanka Jaarahorato

(Rag badheedh cad loo dilaa beledkan wow kooye ,waa in buktaan hore jirta iyo boog ku damaqdaaye) waa Gabaygii Daa’uud Camir ka dul tiryey aaskii Boos May-1988.

4-Xasuuqii Beelihii Bahar-Aadan ee Gabiley oo Xoolo  raacato degan dhulkoodii iyagoo waliba la gubay waa isla 1988 june.

5’Xasuuqii Geed-Deeble lagu laayay aqoonyahankii,odayadii iyo xaaskii degaana Haragaysa markii ka qaxeen dagaalkii ka socday Hargaysa dhexdeeda ay saraakiishii SNM ay maxkamad gaara saareen dadkii Gadabuursi ee Reer Hargaysa,taasina waxa markhaati ka ah C/raxmaan Aw Cali.Ee lagu dilay Muse Cisman(muse Imperial) iyo Xasan Applo iyo dad badan oo kale.

Inta badan waxa ka dambeeyay dilalkan qorshaysan isbahaysigii gaarka ah la magic baxay JEEGAANTA(Habarjeclo iyo Jibriil Abokor) oo ku lagu fuliyo colaadaha iyo isu dirka Galbeedla  taasi oo aanay wali J/abokor garan aanay iloobeen tii ka wayneyd ee GOL-WARAABE(Reer Nur iyo Jibriil Abokor).

Maanta siilanyo Deegaanada Reer Nuur Waxa uu ka huriyey colaad xoogan,isaga uu qayb ka ahaa falkii waxashnimo ee lagu dadkii Safarka ahaa kaas oo ay fuliyeen JEEGAANTU.waa is waydiin waa maxay danta ugu jirtaa colaadan dabada dheeer ee uu Siilaanyo u hayo Gadabuursi isagoo waliba ku soo korey Awdal waxna ku bartay,

HadabaDhagar-qabe Siilaanyo waa in maxkamad Caalami ah la soo taago sida ugu dhaqsaha badan.

Saleebaan Gaal (war-lord) 1991 May markii lagu dhawaaqay Somaliland waxa uu yimi Boorama isaga oo uu la socdo  Muxumed Raage-Qaate,waxa uu yimi C/raxmaan Aw Cali oo ahaa wasiir waqtigaa ,waxa uu yidhi ninkani waa ina Raage waa ninkii kahaa Mashruucii Ceelbardaale ,waxan doonyaa in beerihii loo soo celiyo,waxa yaab iyo cadho ku noqotay C/raxmaan Aw cali inta uu xanaaqay buu C/raxmaan Aw Cali Yidhi :-war miyaanad Dillla soo marin waa maxay waxaad wadaa,wuu canaantay waxana uu ku anuu nabad galyadaa masuul kama ahi Daydayga Booramana waa wada Reer Nuur adiga ina-Raagana waxaad ku jirtaan halis,dadeed waa  ka laabteen Boorama iyago tuugana ku soo galay tuugana ka baxay.

Waxaan la garanayn sababta Habar-jeclo ilaa taariikh hore ilaa Guurtii Xukun Qarqooshka ee Kalabaydh ay godobahan iyo dhagarahan ay uga galayaan Gadabuursi iyo adeegsanaya xeelado iyo wajiyo badan.

Marka walaal maxaa dan ah ee mar waliba ugu jirta arimaha colaada galbeed Siilanyo iyo Saleeban Gaal,waa yaanay Galbeed dagin waa siyaasad qota dheer,maantana way ku guulaysteen iyaga oo adeegsanaya JEEGAANTA.

Ceel-bardaale News.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: