CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 93,542 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  

Archive for August 27th, 2009

Wejiga Shaydanka Wayn ahna madaxa dad qalatada J/abokor ee Muxumed Raage

Posted by Admin on August 27, 2009

 

shaydanmuxumedraage2Wejiga shaydanka wayn ee aabihii kasoo guuray dalka amxaarada si uu dhulka u boobe degaanka Gebilay ayaa dad badan aan ku cusbayn. Naxliga ka muuqda dushiisa ayaad ka araagtaa inuu yahay nin cimrigiisa ku dhamaystay xaaraan cunka iyo hanti boobka isagoo kaashaday taliskii Siyad Bare. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Wejiga Shaydanka Wayn ahna madaxa dad qalatada J/abokor ee Muxumed Raage

war deg deg ah dagaal ka dhacay Teebaha oo u dhaxaysa Seemaal iyo Baysaare

Posted by Admin on August 27, 2009

somali_war0xCiidanka dawlada oo ay ku hoos jiraan budhcadii dad qalatada ahayd  ayaa  saaka aroortii ku soo qaaday weerar degaanada Baysaare  gaar ahaan degaanada Teebaha oo u dhexeeya Baysaare iyo Seemaal,kadibna waxay is heleen  Xoolalaydii deegaanka markii muddo rasaas lays waydaarsay ,isla goobtana ninka mida xoolalaydii degaanka u dhalatay lagu dilay, alaha u naxariistee Murxuunka oo magaciisu yahay Saleeban Axmed Kheyre. Ciidankii Huwanta iyo dad qalatadii dib ayey u yaaceen.xaalada aaga hore ayaa maanta aad u kacsan oo ciidanka degaankaas reer Nuur ku ay jirtaan heegankii ugu sareeyey si ay iskaga difaacan huwanta  shaadhka beenta ah soo xidhatay ee isu sheegaya ciidanka qaran. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on war deg deg ah dagaal ka dhacay Teebaha oo u dhaxaysa Seemaal iyo Baysaare