CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Tuugtii dad qalatada ahayd oo tuugalaysi bilowday.

Posted by Admin on August 26, 2009

adhiShalay galabtii ayaa waxa dagaalka dhacay degaanka Seemal oo ay iskaga horyimaadeen adhilay halkaa ku  eeganaysay xoolahooda  iyo tuugtii dad qalatada ahayd ee dhawaan halkaa xoolaha ka xaday ayaa soo weraray xoolo halkaa daaqayey.
Markaa ka dib waxa iska dufaacay xoolalaydii oo boodhka ku qastay tuugtii u soo dhuumatay inay xoolaha ka xadaan.Kuwaas aan wali lagaryn inay yihiin Ciidamada Somaliland ku sheega ,iyo kuwii dad qalatada ahaa ee lagu yaaqanay falalka fulaynimada leh.mar hore ayaa waxay halkaa ka qaateen 670neef oo aanay wali soo celin oo laga sugayo ,ayey hadana shalay isku dayeen inay in kale qaataan laakiin way ku hun goobeen oo adhiilaydii ayaa afka boodhka u dartay
 
 wixii war ah ee ka soo kordha  kal soco ceelbardaale news
wariye nuurani
galigalool

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: