CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 26th, 2009

Ma Calyaa Tihiin Sow Maruun Ciilka lama reebo

Posted by Admin on August 26, 2009

IMG_0618Oday gabyi jiray baryo hore ayaa wuxuu gabay ku soo daray “Ma Calyaa Tihiin Sow Maruun Ciilka lama reebo”. Anigoo tii daba jooga ayaa waxaan hoos ku soo lifaaqayaa gabay yar oon curiyay 6/1/2001, islamarkaana ku xidhayaa dhacdooyinka maanta Samaroon ku dhacay iyo sida looga aamusay barigaa maantana looga aamusanahay. Waxaanan ugu magac daray: Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Ma Calyaa Tihiin Sow Maruun Ciilka lama reebo

Dulmiyow waa gabay

Posted by Admin on August 26, 2009

 

 

 

 

somali_war0x

Dooda manta taagani

Dul ka xaadis maahee

 Bal aan hoos u daadago

Arin daacad gayinoo Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Dulmiyow waa gabay

WAKE UP OLD AWDAL AND CHANGE THE DEBATE

Posted by Admin on August 26, 2009

 

 

 

16734992oauwSxCAmR_phDadweynah ku nool Waqooyiga soomaaliyeed taniyo burburkii Dawladii Somalia waxay dalka intiisa kale dheeraayeen raysamaal weyn kaas oo ahaa NABAD. Nabadaasi waxay bohol gun dheer ku dhacday 7/11.

Dhacdadii 7/11 ee ku xusan gawrac iyo dhaqan xumo fulaynimo oo lagula kacay shan shahiid oo mid yahay wiil yar oo si ula kac ah nin boolis sheeganayaa ku toogtay bishii july 12 keeddi ka dib aaskii afartii shuhada. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on WAKE UP OLD AWDAL AND CHANGE THE DEBATE

Tuugtii dad qalatada ahayd oo tuugalaysi bilowday.

Posted by Admin on August 26, 2009

adhiShalay galabtii ayaa waxa dagaalka dhacay degaanka Seemal oo ay iskaga horyimaadeen adhilay halkaa ku  eeganaysay xoolahooda  iyo tuugtii dad qalatada ahayd ee dhawaan halkaa xoolaha ka xaday ayaa soo weraray xoolo halkaa daaqayey.
Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Tuugtii dad qalatada ahayd oo tuugalaysi bilowday.