CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 18th, 2009

Warbixin ku Saabsan xaaladaha Amaan ee gobolka Awdal iyo Ciidan Beeleedka Hargeysa

Posted by Admin on August 18, 2009

 
 
somali_war0xWaxa jecelahay inan isku dayo inaan ka jawaabo su,aal ku saabsaneyd,xaaladda Amaanka ee gobolka Awdal haday arintu faraha ka baxdo oo ay beri maalin ka qaraxdo Hargeysa.
Sida lagu sheegay maqaalka arintaa ka hadlayey ee qoraagu inoo soo bandhigay cidna kama qarsoona Xaaldda Cakiran ee Hargeysa.Waxa kaloo aan cidna ka qarsooneyn ciidan beeleedka Hargeysa oo khatareeda leh haday arimuhu faraha ka baxaan. Read the rest of this entry »
Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Warbixin ku Saabsan xaaladaha Amaan ee gobolka Awdal iyo Ciidan Beeleedka Hargeysa

Taageero go.aanadii Qurba Jooga Beesha Nuur Yoonis ee UK.

Posted by Admin on August 18, 2009

 
 
IMG_0443Anagoo ah Qurbo jooga Beesha Nuur Yoonis ee ku nool Woqooyiga America(Canada &USA) waxan taageyrnaa Go,amadaas dhaxal gal ka ee ay soo saareen Qurba Jooga Beesha Nour Yoonis ee Dalka Ingiriiska.Waxan la qabna oo aan isku aragti ka nahay dhamaan qodobada Go,aanklaas oo talo iyo tusaaleyn ugu filan xaaladda cikiran ee dalka iyo gaar ahaan dhibaatada ka taagan degaankeenii maanta.Go,aamadaas aan taageerayno ee shirkaas UK ka soo baxay waa sidan: Go’aamo ka Soo Baxay Shirar ay Qurbo Jooga Beesha Reer Nuur Yoonis (Samaroon) Ee Degan United Kingdom Ku Yeesheen Magaalooyinka London Iyo Birmingham. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Taageero go.aanadii Qurba Jooga Beesha Nuur Yoonis ee UK.

Go,aamo Qurbo jooga Beesha Nuur Yoonis ee UK

Posted by Admin on August 18, 2009

 
 
Amoud%20Foundation%203Go’aamo ka Soo Baxay Shirar ay Qurbo Jooga Beesha Reer Nuur Yoonis (Samaroon) Ee Degan United Kingdom Ku Yeesheen Magaalooyinka London Iyo Birmingham.
Shirar kala dambeeya oo ay Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayaasha iyo Dhalinyarada beesha ReerNuur ( Samaroon) ee degan Unite Kingdom ay yeesheen 02/08/09 London, 08/08/09 Birmingham, iyo 15/08/09. Waxa lagaga wada hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Go,aamo Qurbo jooga Beesha Nuur Yoonis ee UK