CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 16th, 2009

Isaaq Geel Dhacaa la Ogaaye, Waxaa soo Baxay Isaaq Adhi Dhaca !

Posted by Admin on August 16, 2009

 
adhiBorama(ceelbardaale-news) Sida la ogyahay bulshada Soomaaliyeed waxay lahaayeen dhaqan soo jireen ah iyo hab deegaan beelaysan, marka ay arkaan caado cusubna waxaa la odhan jiray xagay ka timid iyo qolamaa samaysay, hadaba wakhtigan casriga ah ee la joogo Globaasayshanka ama caro-edegaynta, weli Soomaalidu kama gudbin qabiilkii iyo qolo qolo u dagaalankii, cudurka haya ee ay qayrkeed uga hadhayna waaa kaa qabiilka, waxaadse moodaa wakhtiyada Soomaalidu ku tilmaanto Jaahiliga in ay lahayd dhaqan iyo Asluub fiican, waxaa daliil u ah in wakhtiyada colaadahu ay jiraan la xeerin jiray biri-magaydo iyo waxyaabo ay ka faani jireen Beelaha Soomaaliyeed in ay sameeyaan, waxayna ka cabsan jireen in ay ceeb ku noqoto waxa aan jiri jirin ee ay sameeyaan, Waxyaabaha Birmagaydada ah waxaa ka mid ahaa in aan la dhicin xoolaha Irmaanka ah ee Geela ah, Adhina daa hadalkiiba, in aan la dilin caruuraha aan qaangaadhin iyo haweenka, in aan la dilin Odayga taliyaaga ah ee xeer beegtida ah ama xeer yaqaanka ah, in aan la dilin Abwaanka iyo dadka Ehlu Cilmiga ah, in aan la dilin Carooska, Martida, Maganta,waxyaabo badan oo la mida ayaa jiray oo aynaan halkan ku soo koobi karin. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Isaaq Geel Dhacaa la Ogaaye, Waxaa soo Baxay Isaaq Adhi Dhaca !