CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 12th, 2009

Daguug Wasakhi kama dhamato! Walee Af Qudhunbartan wixiisii dayn sida Harowo.com,

Posted by Admin on August 12, 2009

dameerDaguug Wasakhi kama dhamato! Walee Af Qudhunbartan wixiisii dayn sida Harowo.com, 
Bahal caydhiin ma daayo nina cadadii ma baajo, maha wax cusub ee waa caadadii lagu yaqanay madaxa boogta Harowo, ee u bugta Ururka ARDAA ee ay leeyihiin dadkiisu, waxaan leehay goormay horumar noqotay in qofku cayda dadkiisa uu ku labisto, ninka isagu ka jawabaya waxa dadkiisii ka damqaday ee qaba in isaga loola jeedo wuxuu yahay ninkii lagu sheegay Daguug wasakhi kama dhamato. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Daguug Wasakhi kama dhamato! Walee Af Qudhunbartan wixiisii dayn sida Harowo.com,