CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Harowo.com ma waxa iskaga ekaaday xisbiyada siyaasada iyo ururada samafalka .

Posted by Admin on August 9, 2009

 

       opinion1Harowo.com ma waxa iskaga ekaaday xisbiyada siyaasada iyo ururada samafalka .Waa maxay waxa uu uga hadlayaa Ardaa  ma waxay noqotay xisbi afraad  oo Hargaysa ka furan mise w/america iyo wuxuu kala garan layahay w/galbeed .Waxaan ku odhan lahaa harowo.com Ardaa waa samafal ay samaysteen umada ka soo jeeda gobolada awdal ,kilika shanaad iyo Djibouti ,ee degan w/america oo raba inay dadkooda ugu fikira  sidii ay u horumarin lahaa yeen wixii ay ku dhamaan ee dhinac kasta oo dhul kooda hooyo ee ay ka soo haajireen ay ugu celin lahaa yeen maskaxdooda si intii ka hadhay ay kor ugu soo qaadaan muruq iyo maskaxba.

 Markaa saaxiibka leh harowo .com adigu maad ka xanuun sanaysaa fikirkaa xalaasha iyo waxqabadka aqoonyahanka reer Adal ah ee ay  walaalahood u wadaan, mise waxa aad ka xun  tahay horumar  dad iyo dalka oo waxaad jeceshay baaba,a dadkaagu ku jiro ee adiga badhkaa jecel yahay ee ah  ninkaygu ha gaajoodo oo ninka reeraha kale ha dhergo oo Gadabuursina  baaba ayaad la jeceshay  Hargaysa horumarkad la jeceshay .
Markaa hadii aan Hargaysa la soo hadal qadin  waa jabkaa oo xanuun baa kugu dhacaya la yidhaa xaasidnimo  inay waxa aad ka soo jeedaa kuwii odhan jiray ilaahow carabkaa wax sii ana ha i siiyee waxa aan moodaayey intaa  aad ka kortay ee wali way kaa muu qataa sidaa aad horumarka gobolkaaga u diidan tahay ee xumada badani kaa muuqato laakiin waa barsho wanaagsan mida kale hadii la soo hadal qaado adal ma dhulkaa kala kacaya oo hargaysaa cadhoonaysa markaa  ma nin baan ogaa tolkii kursi siistay ma kanaan arkayaa  ma kii hore baan ogaa waar   maxaa u diiday horumarka dadkooda ee mar kasta ka dhigay  inay dheri kale uun quudaan oo kooga u diiday.

 Mida kale Ardaa ina -Rayaale ma maamulo Hargaysana kama furna ee  Toronto ayey ka furan tahay ma laha indhaha  marka aad soo casaysato ayuun baad arkaysaa Ardaa oo dalkiiba dhistay markaa uun baad qalyeysaa oo aad leedahay Hargaysaay  waxa  aad ku hadlayso iyo waxa ad soo galinayso website kaaga bal marka aad ka soo noqoto indha caseynta akhri  ninkii dila hanoqon  ee waxaan ku leeyahay dhiigayga caboo dhayal hadalkiyo dhaadashada daa .Ogowna ninba dunida  waxa  uu tarey wax ka markhati noqon doonta  Sooyaalka taariikhda lagana  daawadan doona. 
   HANOOLAATO ARDAA horumarkadadkeeda iyo dalkeeday  doonaysaaye ha noolato   ARDAA
 by A/gurey gurays

Jigjiga

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: