CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 9th, 2009

Guurtida Somaliland Waxa Shaasheeyay, ee Golihii Ka Shakiyay Sheeg Hadaad Garato?

Posted by Admin on August 9, 2009

hashim-gothDilla (ceelbardaale-news) – Golaha guurtida ee Somaliland wuxuu ahaa mid lagu yaqaanay nabada iyo isku xidhka shacabka Somaliland, sidaas awgeedna wuxuu u ahaa Astaanta dib u heshiisiinta iyo xalinta khilaafaadka, hadaba murti Soomaaliyeed ayaa tidhaa” Geeluba Tagoogaha Kuma tiro Habeedee haday Sibirta ka taal waa ged uu la soo baxay” Taas waxaan uga jeedaa i hadii dhaqankii Guurtida lagu yaqaanay ee Nabada uu bedelo mid colaad abuur ah, waxaa muuqata in ay tahay xeelad cusub oo uu la soo baxay goluhu, mar walbana waxaa cad in hadii uu isbedel ku yimaad hogaamin jirtay oo mid cusub la doorto, isla markaana hogaankaasi ka baydho dariiqii lagu bartay, in ay dadweynuhu wax iska weydiiyaan waxa keenay isbedelkaas.  Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Guurtida Somaliland Waxa Shaasheeyay, ee Golihii Ka Shakiyay Sheeg Hadaad Garato?

Harowo.com ma waxa iskaga ekaaday xisbiyada siyaasada iyo ururada samafalka .

Posted by Admin on August 9, 2009

 

       opinion1Harowo.com ma waxa iskaga ekaaday xisbiyada siyaasada iyo ururada samafalka .Waa maxay waxa uu uga hadlayaa Ardaa  ma waxay noqotay xisbi afraad  oo Hargaysa ka furan mise w/america iyo wuxuu kala garan layahay w/galbeed .Waxaan ku odhan lahaa harowo.com Ardaa waa samafal ay samaysteen umada ka soo jeeda gobolada awdal ,kilika shanaad iyo Djibouti ,ee degan w/america oo raba inay dadkooda ugu fikira  sidii ay u horumarin lahaa yeen wixii ay ku dhamaan ee dhinac kasta oo dhul kooda hooyo ee ay ka soo haajireen ay ugu celin lahaa yeen maskaxdooda si intii ka hadhay ay kor ugu soo qaadaan muruq iyo maskaxba. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Harowo.com ma waxa iskaga ekaaday xisbiyada siyaasada iyo ururada samafalka .

Somaliland must not be recognized by the international community

Posted by Admin on August 9, 2009

Somaliland flagSomaliland must not be recognized by the international community
 
Aug.09 – It must be clear to us all that peace is life. One of the most important rights of mankind. We all know that on July 11, this human right was infringed in Somaliland. Although the government of the cosmetic democratic Republic always claims that it protects and serves this right, the barbarous, indiscriminate slaughtering of the innocent Adelites by Gabilay cannibals (dad qalatadii reer Gabilay) proved other wise. Uptodate, those primitive, uncivilzed criminals are on the loose. And the government is dragging its feet to capture the criminals and to find a permanent peaceful solution. That being obvious to any Somalilander, the question is then;

Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Somaliland must not be recognized by the international community