CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

BAQASHA HAROWO WAA HADAL INAN GUMEED

Posted by Admin on August 8, 2009

 dameer

WAXNA NOO DHAQI MAAYO

WAXNA NOO DHALI MAAYO

WAXNA NOO DHIDBI  MAAYO

EE  INANKII DHOQASHAALE (Axmed Sheekh Faarax)

MUU DHARKIISA UUN ISKA MAYDHO.

Inankaagan uraayoow aflaagada iyo uurxumadu isugu darsantayoow,waxa tahay nin aan dadnimo lahayn ,qururuftaaduna waa tii dameerihiinii ee micnaha badan  lahayn.

Hadalada aad naqdiyaysaan ee ARDAA intii aad hore uga sheegteen baa kugu filaan lahayd ee waa laguu jeeda inaanad marba naxdin kaa hayn sida ina Rayaale oo kale anuu uga naxayn dhagarta loo gaystay  Aqoonyahankii Gadabuursi. Wax leedahay haa waa sax Gadabuursi ha la gawarcee maxaa looga hadlyaa gawraca Gadabuursi loo gaysanayo,waan ognahay adiga inta ku soo diraysa ee kaa dhex hadalysaa inaad digasho iyo damashaad ku jirtaan.oo aanad xataa lahayn dareen Bani-aadamnimo,iyadoo aad shaagaynayo inaad ka soo magacaga Gadabuursi.

Hadaad leedahay ARDAA baan ka hadlayaa horta aduu maxaad tahay,waxan hubaa inaanad qori karin qoraalka Englishka ah ee aad ARDAA ku naqdiyaso,laakiin uu yahay mid laguu soo dhiibay.waxa laga hadlayo iyo waxa ay kuu soo dhiibeen isuma dhawa,iyadoo geel loo haysayo baad Dameerihiinii u heesaysaa.Waxaad leedahay waxan arkayaa in ARDAA ay tahay mucaarad,ARDAA waa urur ay leeyihiin dadka reer Awdal ee xalaasha ee ku nool North America,waa urur ku hadli kara magacayaga waayo waxaan nahay kuwa leh dhulkaa eek u dhashay ,ku dhaqan kuna dhimanaya,ee aduu intaa midna matihid ee maxaa kaa galay.

 Adiga iyo inta la mid ka ah ee loo diiday,oo aanay waxba ka noqon karin,ee ka soo bixi waayay shuruudihii ururka,maxaan kuu sameeya waxad awdal ka noqotay TIIN geedka la yidhaa.

 Hadaad leedahay Rayaale qolo ku difaac Rayaale waa looma ooye u Afduuban group Isaaq ah oo goor hore ayaa la black-mail gareeyay,cidna kama difaaci kartid,micne ala micne uu noo samaynayaa ma jirto maalmihiisuna way tirsan yihiin,waanad arki sida uu ku dambeeyo isaga iyo inta la soctaa ee micna laawayaasha waxan kuu sheegi in ay Somaliland dumayso,adna aad qarafadii bilaabi doonto.

ARDAA iyo hogaankeeda iyo cida aad dhex arkaysaa waa rag Tol adag leh,aan cidna ka gabayn ,kuumana baahna ,waana dad isu filan kuuma baahna,Rayaalana uma baahna.ee aduu maad raadsatid wax waxan kuu dhaama,oo aad godobta iyo uurxumada meelo kale kula meeraysatid.waxa la yidhi rag waxa ugu liita ka marka rag lays hayo isna dhinaca kaaga soo qabta isaga oon ogayn waxa uu rabo.waar inagu meel kuma kulane xageed nagala qaaday waxaagu ma isku dhererin baa.horaa loo yidhi DOQANI TOLKEED IYO NIMAY TAQAAN KAMA TAGO .igu soo meerayso malagaa baa galaye Kaba–Shaaglow.

.

Axmed (Khaliif Urayow) Waxa tahay beenaale ma lahid sifihii nin raga lagu yaqaanay ee la yidhi sadex nimaan lahayn mala raganimo.ma lihid sifihii aadaminimo iyo Islaamba.

1-Nimaan rag aqoon.

2-Nimaan Rabi aqoon.

3-Nimaan Run aqoon.

Waxan ku xasuusin sanadkan bilowgeedii,goobtii ee ARDAA Dalas Taxes chapterkeeda lagu aasaasyay waxad ka dhex tidhi ee ahayd ha lay cafiyo waxan noqonayaa member ARDAA ah,waxa goobta ka kacday gabar SAMROON ah oo sheegtay inaad tahay beenaale,aan lahayn axdi,sharaf,qawl iyo dadnimo.waanad tii hortaada iyadoo  Gadabuursi oo dhan  joogo kugu hor ceebaysay. Eed aad hal eray soo celin wayday,ee afka lawda qabsaday goobtana waad arkaysay wixii dad sharaf lahaa ee joogay.damiir laawe baad tahay waayo hadaad damiir leedahay waxad in yeelahay dareen aad kaga jawaabto,waase lagu yaqaan inaad tahay micne laawe bilaa damiir ah.micno aad u samaynaysaana aanay jirin ee ku roon tahay maqnaashaha.tahay EY ,EYNA YAHAY EY MAR WALIBA.

Waxaad sheegiba sheegtay godobta aad galayso waa tii caadada kuu ahayd,daahiri maysid,ogowse godobta aad ku jirto waa ta kuwa Gadabuursi ragoodii cidlada ku qalay aad u difaacaysid ee aad leedahay maxaa looga hadlayaa ha la la laaye waana la oghayay inaad bilowday damaashaad maalintii raga la gawracay.walina aad ku jirto,waana wax aan laga hadhayn.

Damiir laawow danaha ku toos kuwa ka dambeeyowna inankan Damiirlaawe isasa soo cadeeya oo kolay waa laydin garanyaaye sheegta u jeedadiina.

ARDAA waa ururka u baxay inay ADAL EMPIRE intii ay xukumi jirtay 800 sano u tafa xaydatay inay dhisaan oo wax u qabtaan ,hadalada dibjirka iyo damiir laawayaasha jahli iyo qabaayaladu soo kicinaysaa aanay marnaba wax yeeli Karin.

Sorry, the comment form is closed at this time.

%d bloggers like this: