CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 8th, 2009

Ciidamada Isaq-land oo 670 xoolo ah ka dhacay Shacabka rayadka ee Awdal.

Posted by Admin on August 8, 2009

Somaliland flagKaxda(celbardaale-news) Dhac badheedh ah ayaa shalay galabnimadii loo geystey dadweynaha xoolo dhaqatada ah ee ku nool degaanka Kaxda ee bariga degmada Baki ka dim markii niman dablay ah oo ka tirsan gacankudhiiglayaashii dhawaan xasuuqa u geystey afarta qofi ay weerar gaadmo ah kusoo qadeen reeraha baadiyaha ah ee degaankaa degan ka dibna ay xoolo adhi ah oo tiradooda lagu qiyaasay 670 neef kaxaysteen. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Ciidamada Isaq-land oo 670 xoolo ah ka dhacay Shacabka rayadka ee Awdal.

BAQASHA HAROWO WAA HADAL INAN GUMEED

Posted by Admin on August 8, 2009

         

 

 dameer

WAXNA NOO DHAQI MAAYO

WAXNA NOO DHALI MAAYO

WAXNA NOO DHIDBI  MAAYO

EE  INANKII DHOQASHAALE (Axmed Sheekh Faarax)

MUU DHARKIISA UUN ISKA MAYDHO.

 

Inankaagan uraayoow aflaagada iyo uurxumadu isugu darsantayoow,waxa tahay nin aan dadnimo lahayn ,qururuftaaduna waa tii dameerihiinii ee micnaha badan  lahayn.

Hadalada aad naqdiyaysaan ee ARDAA intii aad hore uga sheegteen baa kugu filaan lahayd ee waa laguu jeeda inaanad marba naxdin kaa hayn sida ina Rayaale oo kale anuu uga naxayn dhagarta loo gaystay  Aqoonyahankii Gadabuursi. Wax leedahay haa waa sax Gadabuursi ha la gawarcee maxaa looga hadlyaa gawraca Gadabuursi loo gaysanayo,waan ognahay adiga inta ku soo diraysa ee kaa dhex hadalysaa inaad digasho iyo damashaad ku jirtaan.oo aanad xataa lahayn dareen Bani-aadamnimo,iyadoo aad shaagaynayo inaad ka soo magacaga Gadabuursi. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on BAQASHA HAROWO WAA HADAL INAN GUMEED