CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

U degdeg badanaa Tacsida Isaaq Rayaale

Posted by Admin on August 7, 2009

 

Daahir rayaaleRayaale oo aanay dadka reer Awdal ee uu ka soo jeedo aanay uga fadhiyin wax wanaag ah,amaba dadnimo wax kasta oo ku yimaad,baa waxa aad arkaysaa ,inuu u darban yahay reerka Isaaq wanaagooda iyo wax shaqsi hogaamiye yeeli lahaa.taasi oo u horeyso tacsida iyo tahniyada.

Maanta oo shilgaadhi ku dhacay niman ka soo jeeda xisbiga kulmiye ee Cunsiraga ah ayaa waxa,warkaba ugu horeeyay tacsi uu dirayo Rayaale,oo leeyahay xataa calanka hoos ha loo dejiyo ,joojiyayna dhamaan wixii olole uu waday xisbiga uu magic ku yaalka u yahay ee Udub.

Waxan ogayn Rayaale inuuna Tacsi tan oo kale u dirin

1-Dufaatii dad xoolaba uu ku lideedn reer Awdal ,isaga oo xataa gurmad daayoo anuu tacsi u dirin,taasi oo ahayd masiibo qaran.

2-Geeridii Xasan sheikh muumin .

3-Sheekh Muuse jamac Goodad

4-Qawricii u dambeeyay ee aan abid ka dhacin caro Somaaliyeed oo maanta kow ah,taasi oo tolkii rag u shaqeeya ku hoos qawraceen dad aan waxba galabsan,isagoo tacsi iyo dareen toona ka bixin,hab dhaqankaasina uu yahay mid dareen reer Awdal fogeeyay.

Hadaba Rayaale iyo Huda waxa ay rumaysan yihiin in Isaaq doortooo dhulka leeyahay,tolkoodna yahay secand class citizens.

Laakiin waxan u sheegi inay godobta tolkood ka galeen iyo halka ay gaadhsiiyeen tahay wax aan laga soo kaba Karin,dibna loola xisaabtami doona aanay ahayna wax ku ekaan iyaka uun ee jiil ka jiil la hadal hayn doono.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: