CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    August 2009
    M T W T F S S
    « Jul   Sep »
     12
    3456789
    10111213141516
    17181920212223
    24252627282930
    31  
  • Advertisements

Archive for August 7th, 2009

ARDAA Press Release: Justice delayed is justice denied.

Posted by Admin on August 7, 2009

ardaaAlmost one month has passed since July 11, 2009 (hereinafter referred to as 711) when four innocent travellers hailing from the Adal regions were butchered on the Dilla-Kalabaydh road on the basis of their clan. The people of Adal in general and the families of the victims of this heinous crime in particular, have waited for justice with unprecedented patience that has no parallel in the traditions of the Somali society. But unfortunately it has become clear that the government of Somaliland has no power to arrest the criminals or is unwilling to perform its duty toward its citizens from Adal or is unnervingly oblivious to the impact of the cold blooded murder on the relative peace and stability in Somaliland. The fact that the murderers are being protected and shielded from justice, in the name of a clan, is also a very dangerous precedent in Somaliland. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on ARDAA Press Release: Justice delayed is justice denied.

U degdeg badanaa Tacsida Isaaq Rayaale

Posted by Admin on August 7, 2009

 

Daahir rayaaleRayaale oo aanay dadka reer Awdal ee uu ka soo jeedo aanay uga fadhiyin wax wanaag ah,amaba dadnimo wax kasta oo ku yimaad,baa waxa aad arkaysaa ,inuu u darban yahay reerka Isaaq wanaagooda iyo wax shaqsi hogaamiye yeeli lahaa.taasi oo u horeyso tacsida iyo tahniyada. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on U degdeg badanaa Tacsida Isaaq Rayaale

GOGOSHII GEEDKA NABAD DIID

Posted by Admin on August 7, 2009

 

 

 

geedWaxan doonayaa inaan bayaamiyo waxyaabo badan oo shacbi iyo dawladba dhegaha looga buuxiyey iyadoo lagaga beensheegayo colaadda dadka isdhalay, ujeedadeeda rasmiga ahina ay tahay duminta Somaliland; taas oo shaabad looga dhigtay “SHAQAAQADA CEELBARDAALE” (Ceelberdaaleyn) oo faldembiyeed kasta oo lagu kaco iyada la hoos geeyo. Waxan mid mid u soo qaadayaa dhacdooyinka taxana ahaa ee loo adeegsaday arrintani ee hadana midwalba siday u dhacday maahee si kale loo maamulay, dadka intii runta ka sheegtayna dhegaha laga fureystay; waxayna kala yihiin sidan soo socota:

  Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on GOGOSHII GEEDKA NABAD DIID