CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

walaal fiiriyaa Beenaalayaashan Isaaq waa Aadan Siiro iyo guuritidii xaaranta

Posted by Admin on July 28, 2009

Somaliland flagWalaal bal eega cadaalad xumada Reerkan aan deriska nahay,maalintaa waxa lagu balamay shan oday iyo shan oday ,Reerkii uu watay safka gaashanka waxa ay ku yimaadeen 80 in ka badan,reerkeeniina 5 oday oo qudha.waa tacadiga Gadabuursi lagu hayo iyo eexda maamulka xaaranta ah ee Somali-diidka.beenalaha iska oohinaya ee leh,dhul baa layga dhacay waar ayay  ahaayeen kuwii meeshan ka shaqayn jiray,waar ina Raage-qaate maalintii uu cag soo saaray Ceelbardaale ilaa laga xoreeyay waxa goobta ka socday dagaal waanad ogtihiin in meeshaas uu dhiig badan iyo tacidi badani ka taagnaa,maalin laguma nasan oo nabad laguma joogin,hadaba ka leh beera meesha ka baxayoo cid baan waxsiin jiray ma ogtahay in Dilla laga in kabadan 24,000 oo beerood ,intaas ay u dheer tahay bankii Wajaale iyo aw-Bare beerna waxa Gabiley ka bilaabay Sheekh Barkhad C/ahi Ugaas ,meeshi ugu horaysay ee beer laga qodaana waxay ahayd Jaraahorato. waxaadse cadaysay in Ina-Raage uu ahaa nin Imigarant ah oo dhulkan dad lahaa laakiin oohin wax laguma helo iyo ayaa Reer sheekh Isaaqay.

 

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: