CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Baac Ku socda dhamaan xildhibanada iyo Madaxda Gadabursi ee ku jira Maamulka Cunsiriyada ee Isaaq.

Posted by Admin on July 28, 2009

 

reer boorame Ceelbardaale-news

Walaal Ilaah baa mahad leh,intaa ka dib hadaanahay qurba joogii Gadabuursi eek u noola aduunka daafyihiisa ma maqalo ma qudha hadal fiican oo aan nidhaa haakah,oo aan maqalo.

Hadaba walaal codsanaynaa,dhamaan  inta ka tirsan maamulka cunsiriyada ee Isaq-Land ee leh xildhabaano,hawl  wadeeno,wasiiro ,ciidamada iyo ganacsata degan magaalooyinka reerkaasi ,waxaan idinka codsanynaa walaalayaal inta laynigu dhex qalin Hargaysa iyo dhulka kaleba isaga soo baxaa oo kaalaya dhulkiina,waayo wax wanaag o dambe oo inoo dhexee majiro nimankan,walaal waxa aad arkaysaan in kuwii ugu liitay oo ay hareer joogaan oo  ku taageer dadqalnimada una haystaan haystaan geesinimo Isaaq oo ay ku fanayaan ,Habar jeclo iyo Habar Xabuusheedba dhamaantood dal iyo dibadba.

 Hadaba tan manta  dhacday abid Gadabuursi kuma dhicin, ee Gadabuursi waa dad dadnimda yaqaan oo leh tonimo iyo gacalnimo,laakiin Isaaq ma leh waxana kuu cadaynaaya dhacdooyinkan isa soo taryaa ee dhacay iyo ficiladooda oo ah eex iyo faan dhagar doqoniimo.waxa ay halgan u haystaan dilka dad masaakiina oo ay odhan jireen SNM baa dalka xoraysay waa rag dhagar qabaaya ah oo laayay maskiin beerahooda iyo xoolahooda la jooga .waa ragga dumar adhi jir iyo caruur adhi la joogta xasuuqay.

Halgamgii waynaa ee madooba waxa uu Yidhi Malcom X- I believe in the brotherhood of man, all men, but I don’t believe in brotherhood with anybody who doesn’t want brotherhood with me. I believe in treating people right, but I’m not going to waste my time trying to treat somebody right who doesn’t know how to return the treatment.”

Walaalayaal waxaan idinka codsanayna inaad is casishaan ood uga soo baxdaan dhulkooda oo aad timaad halka ilaah idinku abuuray.min wasiir,xildhibaan,mucaarid  madaxdiisa iyo hawlwadeenada sarsare ee ku maamulka dadqalata ee reer Isaaq,haddii walee idiin caacali mayno oo idiin hiilin mayno maalinta geedaha Hargaysa maydkiina la sudho ama wadooyinka la jiido,waad arkayseen sidii loo daabulay dibjirkii Isaaq ee Boorama maalinta raga qasheen.waa hooy meesha wax idiinma yaal.hooy hooy hooy. 

 

Waxan idiin sheegi Rayaale waxa uu diyaar u yahay inuu Isaaq xataa isaga qawraco,oo rag buu hostage u yahay,Gadabuursina dankama laha oo xataa waakaa aan tacsi u soo dirin siyaasi yimi Boorama ama Dilla oo yidhaa waxan idiin wadnaa tacsina aanu jirin ,waxa ina dhex wareegayaa waa basaas iyo tabliiq (Ashabaab)markaa walaal way hadhay wax aan isnidhaa oo dambe.

Kuwan idiin leh ergaan nahay waa idin hoosaasinyaan ha maqlina waayo waa beenayaal,waxaana kuu cadaynaya may ka soo baxaan hawshoodii ay ku balan qaadeen maxaa durba keenay aagaan tagaynaa oo ciidamadaan kala raraynaa ciidamo ma jiraan kuwa dawlada sheeganayaa waa kuwii raga qashay ee yaan been la idiin sheegin .rBooramayna hurda ka kac ag,goobta ay joogaan daqalatadii ragga laayay ma foga idinka soo qaban kara oo maxkamad taagi,kara Jibriil abokna waa waxa ay ka helaan nacaybka ay Gadabuursi u qabaan waana halka Isaaqnimo gayso,waxa ay u haystaan Habar jeclo wax ka celin.

 

Gabagabo walaal Axmed Yasiin waxad tahay geesi geesi dhalay,wax aad ku haysaa ma jirto waxaad ku abtirsada Awliyadii u waynad Somali ee Sayid Saleebaan(AUN),waxan ku leehay adaa haya tiirka u adag Samaroon ee Balaalee oo is casil.ilaah ha ku nuuree,inta kalena ku dayda xildhibaanka waana inoo balan.

Ceelka-badheedhiisa

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: