CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 28th, 2009

walaal fiiriyaa Beenaalayaashan Isaaq waa Aadan Siiro iyo guuritidii xaaranta

Posted by Admin on July 28, 2009

Somaliland flagWalaal bal eega cadaalad xumada Reerkan aan deriska nahay,maalintaa waxa lagu balamay shan oday iyo shan oday ,Reerkii uu watay safka gaashanka waxa ay ku yimaadeen 80 in ka badan,reerkeeniina 5 oday oo qudha.waa tacadiga Gadabuursi lagu hayo iyo eexda maamulka xaaranta ah ee Somali-diidka.beenalaha iska oohinaya ee leh,dhul baa layga dhacay waar ayay  ahaayeen kuwii meeshan ka shaqayn jiray,waar ina Raage-qaate maalintii uu cag soo saaray Ceelbardaale ilaa laga xoreeyay waxa goobta ka socday dagaal waanad ogtihiin in meeshaas uu dhiig badan iyo tacidi badani ka taagnaa,maalin laguma nasan oo nabad laguma joogin,hadaba ka leh beera meesha ka baxayoo cid baan waxsiin jiray ma ogtahay in Dilla laga in kabadan 24,000 oo beerood ,intaas ay u dheer tahay bankii Wajaale iyo aw-Bare beerna waxa Gabiley ka bilaabay Sheekh Barkhad C/ahi Ugaas ,meeshi ugu horaysay ee beer laga qodaana waxay ahayd Jaraahorato. waxaadse cadaysay in Ina-Raage uu ahaa nin Imigarant ah oo dhulkan dad lahaa laakiin oohin wax laguma helo iyo ayaa Reer sheekh Isaaqay. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on walaal fiiriyaa Beenaalayaashan Isaaq waa Aadan Siiro iyo guuritidii xaaranta

Hargeysa Wakhtigeedii wuu dhamaaday.Over Over….

Posted by Admin on July 28, 2009

Somaliland flag July, 28 2009.. Dadkan degan Gobolda Woqooyigu muddo ayey ku soo caano maleen nabad. Nabadaas iyo xasililoonaantaas waxa ay soo bilaabantay wixii ka dambeeyey Shirkii Borama 1993 ee lagu dhisay Dawladii Cigaal Runta marka laga hadlo Cigaal ma aminsaneyn in aqoonsi iman karo.lakiin waxa uu isku diyaaraney maamulka halkan uu ka dhiso inuu ugu sii gudbo mamul weyn oo somaliyeed.hase ahaatee Mashruucaas oo aanu dhamaan ayey alla Yarxama eh tii ilaahay u timid. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Hargeysa Wakhtigeedii wuu dhamaaday.Over Over….

Baac Ku socda dhamaan xildhibanada iyo Madaxda Gadabursi ee ku jira Maamulka Cunsiriyada ee Isaaq.

Posted by Admin on July 28, 2009

 

reer boorame Ceelbardaale-news

Walaal Ilaah baa mahad leh,intaa ka dib hadaanahay qurba joogii Gadabuursi eek u noola aduunka daafyihiisa ma maqalo ma qudha hadal fiican oo aan nidhaa haakah,oo aan maqalo.

Hadaba walaal codsanaynaa,dhamaan  inta ka tirsan maamulka cunsiriyada ee Isaq-Land ee leh xildhabaano,hawl  wadeeno,wasiiro ,ciidamada iyo ganacsata degan magaalooyinka reerkaasi ,waxaan idinka codsanynaa walaalayaal inta laynigu dhex qalin Hargaysa iyo dhulka kaleba isaga soo baxaa oo kaalaya dhulkiina,waayo wax wanaag o dambe oo inoo dhexee majiro nimankan,walaal waxa aad arkaysaan in kuwii ugu liitay oo ay hareer joogaan oo  ku taageer dadqalnimada una haystaan haystaan geesinimo Isaaq oo ay ku fanayaan ,Habar jeclo iyo Habar Xabuusheedba dhamaantood dal iyo dibadba. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Baac Ku socda dhamaan xildhibanada iyo Madaxda Gadabursi ee ku jira Maamulka Cunsiriyada ee Isaaq.