CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 26th, 2009

Xildhibaan A/Yasin Ayaane oo shir jaa’id ku qabtay Hargaysa.

Posted by Admin on July 26, 2009

imagesHargeysa (Ceelbardaale-press)- Xildhibaan Axmed yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiilada ee xisbiga UDUB uga soo baxay Gobolka Awdal, ayaa sheegay in reer Boorama qadiyada Somaliland ka tahay mabda’ iyo aaminaad ee aanay ahayn wax xaalad timaada ay kaga tegi karaan. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Xildhibaan A/Yasin Ayaane oo shir jaa’id ku qabtay Hargaysa.

AN EYE FOR AN EYE, A TOOTH FOR A TOOTH.

Posted by Admin on July 26, 2009

 
 
calanJuly 26,2009.An Eye for an Eye a Tooth for a Tooth is the only solution that can bring Awdal back to the so call Somaliland .

 

We live low and dishonest times, where false propaganda comes fast and furious, but anyone who try to normalize the position that Awdal is in today needs a reality check. Because people of Awdal are in a state of shock and it is shame to hear that some of us (Awdalistes) speaking on same intensity about peace and stability as to those other part of NORTH SOMALILA who their own people had committed such a crime but yet expecting the families of the victims to share a dream of a stable country that has never existed in the real world. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on AN EYE FOR AN EYE, A TOOTH FOR A TOOTH.

Hargeysa ha ka tashato inay Xamar noqoto iyo inkale

Posted by Admin on July 26, 2009

   Dila

29/07/26 (Ceelbardaale press )Waxan qurbaha ku nolaa mudo labaatan sano ah gar ahaan North America. Waxa an xasuustaa dhacdo imika laga jogo kow iyo labaatan sano oo i xasuusineysa wax maanta dhacaya ee ka taagan degaankii aan ku dhashay. Marnaba ma fileyn inay dhacdadaasi igu soo noqoto intaan noolahay . Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Hargeysa ha ka tashato inay Xamar noqoto iyo inkale

WAR DEG DEG AH (Dabley hubeysan oo soo galay Burdi)

Posted by Admin on July 26, 2009

rr armyJuly 25 – Borama(Warsanmag): Dabley hubeysan ayaa saaka subaxdii sahan ahaan ku soo galay degaanka Burdi oo ku dhow Ceel berdaale ee hore dagaaladu uga dhaceen. Ka dib markii rasaas la isweydaarsaday ayaa mid ka mid ah dableydii dhinaca Gabiley lagu dhaawacay. Dhawaca ninkaas oo ay ka carareen dableydii ayaa la keenay cusbitaalka Borama oo imika lagu daweynayaa laguna qulaaminayaa sida uu noo sheegay nin oday ah oo khadka telefoonka aan imika kula xiriirnay Borama. Taas oo muujinaysa gobnimada ay u dhasheen beesha Samaroon. Waxa jirtay malmihii dhoweyd xoogaa deganaasho ah oo laga dareemayey dhinaca maleeshiyada is hor fadhiya degaanka Ceel-Berdaale. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on WAR DEG DEG AH (Dabley hubeysan oo soo galay Burdi)