CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Baaruuda Qiiqdiyo hadaan BM lagu raadin GOBANIMO banaan lama helo bar iskataal taale

Posted by Admin on July 25, 2009

nuclear-bombJuly 25, 2009 By: ceelbardaale

Baaruuda Qiiqdiyo hadaan BM lagu raadin GOBANIMO banaan lama helo bar iskataal taale
 
waxaynu wada ognahay wasiirka arimaha guda iyo taliyaha cidanka  nuux tani iyo maamulka xaranta ah ee beesha dhexeba aay ka midaysan yihiin in aanusharcigu qabankarin  gacanku dhiigla yaasha gumaaday ganacsatada iyo aqoonyahanka bulshada reer adal odayaasha beesha dhexe ee aay sugayaan bulshada reer Adal na waxaa qabanaya shirkii lagu galay magalada hargaysa 1994 qodobadii kasoobaxay kaas oo qodobka 21 uu qeexayay in markasta danta beesha dhexe laga horaysiiyo daskasta oo kale oo timaad iyo in sharciga mamulka xaranta ahi  markasta uhiiliyo beesha dhexe manta taasi waxay sababtay gacan ku dhiiglayaashii gaystay dilka fawaxish ka ah inayku hoos dhuuntaan sharciga mamulka xaranta ah oo cidamada qaranku sheegu ilaaliyaan dadqalatada
 
waxaa iyaduna iswaydiin mudan maxay sugayaan cuqaasha reer adal oo aay dhalintooda kadhiidhiday dhiiga walaala hood ee ladaadiyay una diyaarka ah inay aargostan maxay u horjoogan cidanka qaranku sheegu sawma ahayn kuwii gasaaray ganacsatada iyo aqoonyahanka odayaasha beesha dhexe sow mahin kuwa hadal haya harqada lagugubay borama ee waliba ubaxa dalkaloo laayay ee xabada loola dhacay beesha dhexe waxay kamidaysan tahay in cadaadis lasaaro bulshada reer adal iyo in sharciga loo samaystay loo isticmaalo dhibta haysataa bulshada reer adal  waxay  tahay (nin abeeso koriyoow adiga uaayee axdimalaha iidoor lagu aaminayee)
 
waxaa iyaduna murug iyo mahadho ah in qaar kamida bulshada reer adal aay wali danaynayaan maamulka xaraanta ah oo aaytagan yihiin waxaynu nahay waxa looyaqaan somaliland waxaan leehay manihin somaliland ee waxaanahay awdalland sharafta iyo karamada bulshada reer adal waxay kujirtaa awdalland ee kuma jirto inaan iidoorla midoowno waayo iidoor karama malaha waa abeeso waxaa kumaqan dhiigi aqoonyahanka iyo ganacsatada reer adal waxaanay  uarkaan iidoor inay manta guulaysteen somalidu waxay tiraah (ninkuyidhi sinaan mayno adnadiid sarayn tiisa)
 
waxaa lagu xusuustaa bulshada reer adal aargosi geesinimo leh tariikhda soo jireenka ah mayjirin lagumana aqoon inay dhabarka dhigtaan iyo giil laaanta maanta kamuuqata waxaa muuqda ficilka waxa laydhaa inuu kuyaryahay bulshada caqliga usaxiibka ah ee reer adal manta waxaa loobahan yahay inaad  ka midowdan arintani xasaasiga ah ee ku habsatay bulshada reer adal waa mahadho tariikhi hadeedna aanu inanka reer adal lakaftami doonin nin qabiilkale ah hadii aan jawaab waafi ah lagabixin waa arin ubaahan caqli iyo maskax cafimaad qabta inlagu mamulo jawaabka lagabixinayo waa arin ubahan in wadatashi balaadhan lagala sameeyo ja…. cadowgaga cadowgiisa  ilayn waa saxiibkaye
 
waxaan oranlaha bulshada reer adal manta hakala doortan gunimo iyo gobanimo samaroonku wadatashi dhaqso ah waa inla isugu yamaada samaroonka itoobiya iyo kasoomaliya waa inloo dhanadaa arintan iyada ah midna ogaada samaroonku malintii uu aasay maydkii 4 marxuum ayuu ogalaaday in lameer meeriyo niman la inii soowada oo dilka gaystayna majiraan arintani wasiiro iyo cuqaal odaydhaqameedyo iyo hogaankaciidanka ayaa ka danbeeyay kuwa sharciga inay ilaaliyaan aad utaqanaan baa fuliyay arintani sharci sooqabankaraana majiro sharaftiinu waxay kujirta inaan calankiina garka ah difacataan aanad cid walba ka madax bananataan idinkuna ku fikirtaan sidii aad iskufilaasho ugaari lahaydeen
 
gabagabadii maqalkan bulshada reer adal  ha ogaado somali reer isu filaankara haduu jiro reerka isu fulaankara waa iyaga waayo dhulbeereed baladhan bay leeyihiin xeebdheerbay leeyihiin buurralayku hodana xoolodhaqashada ayaay leeyihiin hadii aay istaageersadaan oo aay iyagu dhulkooda usoo jeestan reer la tartamikaraa majiraan mudo yar gudaheedna waxay awoodaan inay hormuud ka noqdaan dhaqaale iyo awoodba africa da bari manta waxaay joognaa malinti bulshada reer adal aay ku dhawaaqi lahayeen goni isu tagooda iyo inay cidwalba ka madax bananadan oo aay hay adaha ka howlgala geeska afrika ee aay hogaamiyaan  gobolkooda wax ugu qaban lahayeen  (baruuda qiiqdiyo hadaan BM laguraadin gobanimo banaan lagama helo bar iska taal taale )
 
by : farhan adan warsame
dwarsam1@yahoo.com

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: