CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 25th, 2009

Baaruuda Qiiqdiyo hadaan BM lagu raadin GOBANIMO banaan lama helo bar iskataal taale

Posted by Admin on July 25, 2009

nuclear-bombJuly 25, 2009 By: ceelbardaale

Baaruuda Qiiqdiyo hadaan BM lagu raadin GOBANIMO banaan lama helo bar iskataal taale
 
waxaynu wada ognahay wasiirka arimaha guda iyo taliyaha cidanka  nuux tani iyo maamulka xaranta ah ee beesha dhexeba aay ka midaysan yihiin in aanusharcigu qabankarin  gacanku dhiigla yaasha gumaaday ganacsatada iyo aqoonyahanka bulshada reer adal odayaasha beesha dhexe ee aay sugayaan bulshada reer Adal na waxaa qabanaya shirkii lagu galay magalada hargaysa 1994 qodobadii kasoobaxay kaas oo qodobka 21 uu qeexayay in markasta danta beesha dhexe laga horaysiiyo daskasta oo kale oo timaad iyo in sharciga mamulka xaranta ahi  markasta uhiiliyo beesha dhexe manta taasi waxay sababtay gacan ku dhiiglayaashii gaystay dilka fawaxish ka ah inayku hoos dhuuntaan sharciga mamulka xaranta ah oo cidamada qaranku sheegu ilaaliyaan dadqalatada Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Baaruuda Qiiqdiyo hadaan BM lagu raadin GOBANIMO banaan lama helo bar iskataal taale