CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Jawaab ku socota ururka Ingineerada Awdal & Salal baaqoodii

Posted by Admin on July 24, 2009

16734992oauwSxCAmR_phJawaab ka socota ururka Ingineerada Awdal & Salal
 
Anaga oo ah ururka ingineerada awdal & salal ee UK.waxan jawaab ka bixinaynaa niman kan sheektay in ay yihiin odayo una hadlaya sida ilma yar oon qaan gaadhin wale,horta marka hore hadaad tahay nin wayn dhagaxa inta anad tuurin waa in ad ogtahay halka aw ku socdo waxan se u malaynayaa in adtihiin qayb ka mid ah dad qalatadii mahadhada samaysay oo raga qalay waayo hadalkan waa mid u eg qiiq isku qarind(Dad qalatadii dhawaan shirka Jaraa,id ku qabatay huteelka xaraf ee idaacadaha laga siidaayey)  

 

1) halka adtidhaahdeen go aan kii guurtida waa la fulinwaayay macneeheedu maxa weeyi

hadii beeraha ceel bardaale la noo xukumi waayo samaroon dhan baa udhiman, ilayn arinka raga lagu laayay ceelbardaale mahayn shaqana marxuumadani ku lahayne.

 

2) Halka adtidhaahdeen shaqaadii yarayd ee barigii dhawayd dhacday,4 nin oo si xaqdara loo qalay ma shaqaaqa yar bay xagiina tahay ? jawaabtu waa haa . dameertu geela hadidisee

qururuftaa igaga daran baa nin laga sheegay.

 

3) Calanka had ka sheekaynaysan ee waliba carruurta lagu toogtay maanta in wax wayn laga

dhigaa waxa keenay nabada ilaa hada la dhoobdhoobayo iyo maweelada ay salaadiinta awdal

dadka ku sabsabayaan, waxana xaaraan ah in adiga oo gacmaha dhiigkula jira ad waliba waxkale ka hadasho ta kale ay yidhaahdeen hadii ay burburto nin walba ninkii suu noqon waybatahay hada dagaal ka had ku baaqaysaan raagimaayo haduu cid u fiicanyahayna waa la arki doonaa kursiga Rayaalana ma ahaanayo mid an ku badalano dhiigayaga oo si loogu xumeeyo isaga dadka loo laayo sidaana umadi dawladkuma ahaan doon .wixii ad adigu shalay diiday anigu qaadan maayo oo waa xaasha,falaadhuna gilgilasho kaaga gu imayso.

waxan ku soo gabagabaynaynaa anagu maalmaha ayaan tirsanaynaa idina calan iyo waxan loo joogin baad ka hadlaysaan , kursiga madaxwaynaha dhulku badalan mayno dadna ku badalmayno ,waxanan qabnaa in ayna coolaadu khayr lahayn if iyo aakhiraba laakiin hadii xalkale lawaayo waa khasab waxana lagu mutaysan jahanama

kuma se talinayno colaad sokeeye sidiina oo kale macnaha sadexdiina odayada sheektay.

waxan ugu baaqaynaa hadii ay dawladi jirto haday ,dadka waxgaradka ah culima diinka, salaadiinta nabadahaya ee nabada jecel ee walaiba umada ah udub dhexaadka u ah in ay soo afjaraan dhibaatada waxana caalamka dhagarqabaha iyo kuwa dhiiri galiyay loo yaqaan dambiilayaal markaa waa in la qabto labada qolalaba mid walba xukin kiisa lamariyo nimankana waxay u egyihiin in xumaan ay dhiiri galinayaan Allah wuxu yidhi fidmadu waxay ka adagtahay dhagarta. wabilahi tawfiiq

 

Ururka Ingineerada Awdal& Salal Uk

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: