CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 24th, 2009

Gawracii Soomaliland 10/07/09

Posted by Admin on July 24, 2009

10/7/09 

zpp4Ebidkay ninkii nagu kama’a, kibirna noo keeno, kabo dhiiga waa siin jirnay iyo kalax dhunkaaleed e

 

Jidgooyadii ka dhacday tobankii july dariiqa u dhaxeeya Dilla iyo Gabiley waa dhacdo waxashnimo ah oo ka baxsan fal aadami sameeyo: Afar qof oo biri ma gayd, oo ah iyaa la gasaaray, 7 kale iyaa la qafaashay, hanta iyo shan baabuur oy saarnayd iyaa la qaatay. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Gawracii Soomaliland 10/07/09

Jawaab ku socota ururka Ingineerada Awdal & Salal baaqoodii

Posted by Admin on July 24, 2009

16734992oauwSxCAmR_phJawaab ka socota ururka Ingineerada Awdal & Salal
 
Anaga oo ah ururka ingineerada awdal & salal ee UK.waxan jawaab ka bixinaynaa niman kan sheektay in ay yihiin odayo una hadlaya sida ilma yar oon qaan gaadhin wale,horta marka hore hadaad tahay nin wayn dhagaxa inta anad tuurin waa in ad ogtahay halka aw ku socdo waxan se u malaynayaa in adtihiin qayb ka mid ah dad qalatadii mahadhada samaysay oo raga qalay waayo hadalkan waa mid u eg qiiq isku qarind(Dad qalatadii dhawaan shirka Jaraa,id ku qabatay huteelka xaraf ee idaacadaha laga siidaayey) Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Jawaab ku socota ururka Ingineerada Awdal & Salal baaqoodii