CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 22nd, 2009

Awdal wax hanti ah waxay heysteen nabadda oo kaliya.

Posted by Admin on July 22, 2009

Awdal wax hanti ah waxay heysteen nabadda oo kaliya.
 
DilaJuly 22, 2009.
Reer Awdal wax hanti ah waxay heysteen nabadda oo kaliya.
Nabadiina waa loogu yimid oo waxa lagu yidhi iyadna heysanmeysaan oo wakhtigeedii wuu dhamaaday.Kuwa nabadda la col ka ah ee buuraha galay ee jidka gooyayey ee dadka Qalay iyo inta caawineysa ee nabada ceelka ku riday.Waa kuwa S/Land ugu badsaday magac iyo manfacba.Tusaale: Degmada Gabiley waxay xukuumadda ku leeyihiin ugu yaraan sadex Wasiir.Wasiirka ganacsiga, wasiirka madaxtooyada ,wasiiru dawlaha hawlaha guud.waxay ku leeyihiin ugu yaraan afar agaasime guud.Taliyaha ciidanka qaranka iyo sarakiil kale oo xukuumadda ka tirsan oo aan tiro laheyn. Read the rest of this entry »
Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Awdal wax hanti ah waxay heysteen nabadda oo kaliya.

Xarunta Dad-Qalatada ee ina Raage-qaate waa in la xidhaa lana soo qabtaa dhagar qabaha

Posted by Admin on July 22, 2009

 
 

dadqal

Dhaqdhaqaaq aad u xoogan ayaa ka socda xarunta dad Qalatada ina Raage Qaate oo sida la saadalinayo ay isku diyaarinayaan hawlgalo kale oo ka baaxad weyn kuwii hore ee ay jidka ka fuliyeen.Waxa sida warar Hargeysa la isla dhexmarayey oo laga soo xigtay maqaamka DadQalata ee Hargeysa ay sheegayaan inay saluugsanyihiin hawlgaladii hore oo ay filayeen in aargoosiga iyo dhimashadu ay intan ka badato.Sidaa awgeed ayaa hadal heyntooda laga soo xigtay in diyarinayaan hawlgalo kale oo isku jira DadQalato hanti baabiin iyo jidgooyo kale iwm. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Xarunta Dad-Qalatada ee ina Raage-qaate waa in la xidhaa lana soo qabtaa dhagar qabaha

Reer Adalow Tashada Ilaah baa talada Hayee

Posted by Admin on July 22, 2009

DilaProf. Ahmed Ismail Samatar ayuu ahaa kii habeen hore iyo habeenkii ka sii horreysayba laga daawanayey TVga Universal ee caalamiga ah. Hadalla waxa uu ku soo gaba-gabeeyey, ereyadii Abdirazaaq Xaaji Xuseen uu ka soo xigtay ee ahaa ….. Somali way u dhammaatay. Prof. Ahmed isaga oo cadhaysan waxa uu gab-gabadii hadalkiisa ku soo gunaanaday : kuwii Somaliland sheeganayey way dubaaxinayaan waana taa ay is qalanaya. Markii uu sidaa lahaana waxa uu raaciyey gacantiisa oo uu hunguriga mariyey. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Reer Adalow Tashada Ilaah baa talada Hayee