CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Waxaan la yaabay Websiteska Reer Awdal.

Posted by Admin on July 21, 2009

                              

Picture12Waxan la yaabay inta badan websiteska reer Awdal guud ahaan marka laga reebo ,Warkamaanta iyo Warsanmag,inta kale waxa ay leeyihiin dhaliilo marka aad fiiriso dhacdadan lagu xasuuqay dadkii masaafurka ee loo galay laguna xasuuqay Xuunshalay oo ah goob u dhaxaysa Dilla iyo Kalabaydh, mudaharaadkii iyo dilkii ka dhacay Boorama ,dagaaladii gardarada ahaa ee lagu soo qaaday dadkii degaankooda ku noola boqolaalka sano ee jiidaha Kaxada ilaa Ceelbardaale,iyo hada xaal halkuu marayo oo anay intooda badani dhaha ka furaysteen amaba ku jees jees yaan.

 

Web sites Lughaya,saylicipress,salalnews,Boramanews waxa ay sheegan waxa wax aad u yar qiimana uma samaynayso amaba maba khusayso sida ay wax uga sheegayaan.dhacdooyinkaa oo dhan.

Websiteska Harowo,Saylacnews iyo Awdalnews oo kuwa Daahir Rayaale u ololeeya waxa bilaabeeb ku digasho,mushxarad ,isudir,iyo been abuur.gaar ahaan labada website eek ala ah harowo iyo saylac,aan la reebo kii  Bulshada reer Awdal wada lahayd ee qadhaanka lawada bixiyay ee manta Faarax Duufle gacantiisa ku jira.

Labadan web site ee Harowo (Axmed Faarax Gorod) iyo Saylac (Maxamed Cabdi Rooble  ) waxa ay caadaysteen been abuuur,isu dir ,isir nacayb iyo digasho,waxan sheegaya in horta ragan lala ficil tamo oo layska celiyo,waayo waxa ka aamuska ayay waxa u qaateen,in ay yihiin rag geesiyaal ah,iyo waliba beenta uu u sheego yarka  la yidhaa Mxamed  Xasan Mataan (Tawianka) amaba Jug soo Dhacay oo kolba titles aan jirin sheegta oo u haysta inuu Rayaale halkan ku waarayo.waxan idiin sheegayaa hadaad cidi magic xumo iyo sumcad xumo ku hayso Gadabuursi waxa ku hayaa waa raga aan macaabay iyo halka ay ka soo jeedan,waa kaa ninkaad difaacayseen manta hadhkiisa lagu gawracy tolkii ,haddii aanuu kaba qayb ahayn hawl galkaa waayo miyuu xataa tacsi diro ummaddii meesha ku uunayd waa taa u ordaysa inayna wax dambe dhicin.Axmed Faarax (Khaliif Afwayne)oo ah Saxraan,Goblan ah ,jaahil ah, oo aad yaabaysid waxa dakhar iyo xagtin ku taal iyo waliba uskaga dul yaal baa rag aanu gaadhin Karin maalin waliba raba inuu wax sheego.waxan kuu sheegi Axmed Sheekh Faarow godobta aad gashay aada is waydiin waxa isaga maydhi doonto,ogowna inaad ka xuntahay kuwa raga ku qawracay Kalabaydh,aanad war isu haynin ee aad rag badan gawracday,kuwaas oo kaa tol badan,kaa aqoon badan ,kaa dadnimo fiican.

Waxan kuu sheegi ARDAA waxa ay caawinaysaa dadka degan dhul ay leeyihiin,iyo waliba muuqada,waxan ku waydiiyay Tolkaa halkay degan yihiin mase muuqdaan waxaad tahay Reer Gorod,halkay aduunka kaga nool yihiin,waxan kuu sheegi inaad ceeb tahay ceebina ma ceebowdo,wax aad xeerisaa ma jirto,raga aad la ficil tamasaa waa rag kaa qab wayn kaana qola badan,waa Cismaan Khery .iyo IWM.

Kolay waxan umalayn inaanad Somaliland u socon oo Isaaq cay iyo ceeb waa u dhamaysay,Maxaad Case,Reer Nuur iyo Habar Cafaan sidoo kale ,Talo iska agjoog BEERSTORE ka ,iyo Taxiga uraya ee kolba gaal kaag dego isagoo what Fuck you stink .

Saylacnews waa Flight 13 aan wali ka bi’in wareerkii diyaaradu oo la saaray hadana website waa ninka aduunka ugu been badan,mu’aamaraad badan ll,ogow Maxamuud Cabdi Roolow inaan xumaan iyo isir nacayb meel lagu gaadhin.

Bahdeedha Ceelbardaale.

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: