CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 83,792 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 19th, 2009

Dhagarta La Dugsanayo Waa Shay Xaaraan ah..!!!

Posted by Admin on July 19, 2009

zpp4

Dhagar-qabaha oo la dilo ayay ku jirtaa nolashiinu. Waa macnaha ay gudbinayso Aayadda 179 ee Suuradda Al Baqara. Dhinaca kale haddaad isha mariso 25ka-50ka Aayadood ee Suuratul Maa’ida, waxa uu Quraanku kuu iftiiminayaa taariikhdii dheerayd ee ay lahayd dhagartu, intii uu Aadanuhu jiray ilaa manta, waxa sababa iyo sida ay Diimaha Yuhuudda, Kiristanka iyo Muslinkuba u maareeyeen dhagartaas. Hal-ku-dhegga seddexda Diimood, sida uu Quraanku sheegayo, mar kasta waxa uu ahaa; Haddii maarayntaas iyo xukunkaas la dabiqi waayo, in diintii laga baxay.   Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in 1 | Tagged: | Comments Off on Dhagarta La Dugsanayo Waa Shay Xaaraan ah..!!!

Awdalites are Mourning: Gabiley Should Bring The Killer Soon to Give Solace Their Grief

Posted by Admin on July 19, 2009

zpp4Awdalites are Mourning: Gabiley Should Bring The Killer Soon to Give Solace Their Grief
In an outpouring of local grief, thousands came out to mourn the death of four innocent and unarmed civilians, who were indisputably abducted, killed, and mutilated while they were traveling along the intra-district road between Dilla and Hargeisa, in Borama City. The only reason for their killing was their tribal lineage. As barbaric and inhumane as these killings were, still some Gabiley peers are not fazed by it and harboring these perpetrators while some others are scorning the killings to an outside agitation. It is now the 10th day since these barbaric killings took place and no sign from Gabiley reacting appropriately to Awdal elders demand and Somaliland by large. Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Tagged: | Comments Off on Awdalites are Mourning: Gabiley Should Bring The Killer Soon to Give Solace Their Grief