CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

  • Blog Stats

    • 84,420 hits
  • Calendar

    July 2009
    M T W T F S S
        Aug »
     12345
    6789101112
    13141516171819
    20212223242526
    2728293031  
  • Advertisements

Archive for July 18th, 2009

Taariikhda Mashruuca C/bardaale Ee Khilaafku ka taagan Yahay

Posted by Admin on July 18, 2009

dhiinleTaariikhda Mashruuca C/bardaale Ee Khilaafka ka taagan
by Hashim Goth

(Warkamaanta July 18, 2009) Mashruuca Ceel-Bardaale waxa uu ku Aasaasmay Iskaashato Diimeed uu Hoggaaminayay Sh. Muxumed Raage, waxayna ka Aasaasantay 1961kii Goobta Ceelbardaale, ka dib Wadahadal dhexmaray dadkii Deegaankaasi, Sheekha iyo Xertii la socotay.

Sheekhu wuxuu ka yimid ama ka soo Haajirayba Jig-Jiga, waqtigaasi oo ay Soomaalidu ku jirtay jibadii Soomaaliweynta, laguna soo dhaweeyay caadifadaasi, Masharuuca biyo waraabiska Ceel-Berdaale waxa uu ku fadhiyay qiyaas ahaan Dhul-Waraabiskiisu 15 Hektar yahay, kaasi oo loo leexinayay Biyaha, waana meesha la yidhaa Ceel-Berdaale Asal ahaan
Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in Uncategorized | Tagged: , | Comments Off on Taariikhda Mashruuca C/bardaale Ee Khilaafku ka taagan Yahay