CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUUL IYO MIDNIMO

Saladiintii iyo duqeydii afartii beelood oo digniin culus jeediyey.

Posted by Admin on July 17, 2009

July16,2009.

Boorama: Shir jaraa’id ayey qabteen odayaasha iyo saladiintii afartii beelood ee ay ka soo kala jeedeen afartii nin ee lagu laayay jidgooyada todobaad kii ina dhaafay inta u dhaxaysa gabilay iyo dilla.

. Shirkan jaraa’id ayay si cadho leh uga hadleen dhacdadii ka dhacday halkaasi iyo inay xukuumadu waxba ka qaban kari wayday .. sidoo kale waxayna sheegeen inayna la kulmin ergaydii ka timi beelaha dhexe ee u socday dajinta colaada iyagoo intaa ku daray inay inay wakhti siiyeen xukuumada oo inta wixii ka dambeeyana sugi doonin.

Hadaladii ay odayashasi ku hadleen oo dhameystiran waxad ka dhageysan kartaa :

ceelbardaale-news

Sorry, the comment form is closed at this time.

 
%d bloggers like this: