CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUULIYO MIDNIMO

  • Watch videos at Vodpod and other videos from this collection.
  • Blog Stats

    • 55,344 hits
  • Calendar

    January 2012
    M T W T F S S
    « Dec   Feb »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    3031  

Archive for January 3rd, 2012

Xildhibaan Obsiiye Oo Ka Digay In Xukuumadu Cid Gaar Ah Hub Ka Dhigis Ku Samayso, Iska Horimaadkii Buqdhadana Ku Eedeeyay Bilayska

Posted by Admin on January 3, 2012

Hargeysa, January 3, 2012 (Haatuf) – Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Awdal ayaa sheegay in iska hor imaadkii doraad ka dhacay deegaanka Seemaal ee u dhexeeya Baki iyo Gabiley ay Ciidanka Bilaysku weerareen Maxaabiista deegaankaasi laga soo qabtay, waxaanu ku baaqay in guddi baadhisa oo qaran loo saaro sida falkaasi u dhacay, waxaanu ka digay in Bilayska deegaankaasi la geeyay ay dhexdhexaad u noqdaan beelaha deegaankaasi isku haya. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

Mudaharaad ka dhan maamulka Hargaysa ee xasuuqa cadaysatey oo ka dhacay Boorama.

Posted by Admin on January 3, 2012

Posted in 1 | Comments Off

The Myth of “Somaliland ” Peace, Stability and Justice

Posted by Admin on January 3, 2012

Awdalstate(Edmonton)Taking advantage of Somalia’s misfortune and dismemberment, the sessionist enclave of “somaliland” has been constantly preaching to its tribesmen ( Isaaq) and pandering to the Iternational Community prepostrous and fabricated statements about their wishful, “soon-coming” recognition and “state”. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.