CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUULIYO MIDNIMO

  • Watch videos at Vodpod and other videos from this collection.
  • Blog Stats

    • 55,336 hits
  • Calendar

    January 2012
    M T W T F S S
    « Dec   Feb »
     1
    2345678
    9101112131415
    16171819202122
    23242526272829
    3031  

Archive for January 1st, 2012

Ciidanka maleeshiyada Gabiley oo xoolo ay qaadeen laga soo riday

Posted by Admin on January 1, 2012

Ceelka (Boodhka-gali-galool) 02 Jan,12– sadex dhaawac ayaa caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Boorama, dhaawacan ayaa dadkii deegaanka ka soo qaaday sheegeen in uu sababay ka dib markii maleeshiyada gabilay ay dhaceen xooolo dhaqato ka soo hayaamay Abaaraha degmada Lughaya oo degen deeganada Hadhlay, Buqdhada iyo Gorayo ku dhalka oo ka tirsan degmada Gabilay siiba deeganada soo xiga degmada Baki ah, Dadkaas ay Abaartu wado ayaa markii xoolihii laga dhacay waxay u soo qaylo dirsadeen ciidamada deegaanka Seemaal, kuwaas oo ka daba gurmaday xoolihiina ka soo celiyay Maleeshiyada qaadatay, Hadaba kooxdan dhaawacantay ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen qolyo maqlay warka ah in xoolo la dhacay oo dagaal socdo, isla markaana ka daba gurmaday, balse intii aanay gaadhin ay u galeen Ciidan beeleed Booliska Gabilay ah, ka dibna ay qoryaha dhiga yidhaahdeen oo is dhiiba, balse ka diiday oo rasaasta la isweydaarsday, waxaana dhacday in ay dhaawacaan sadexdan qof oo dhaawac sahlan ah iyo mid la geeyay hargaysa oo ay iyagu qaadeen dhaawicisii, hadana lagu dawynayo cusbataalka Hargaysa, waxa kale oo la sheegaya in ay qaadeen sadex aan dhaawac ahayn oo laba yihiin beelaha M/case midna beelaha reer Nuur, kuwaas oo la sheegayo in iyagana la geeyay Hargaysa. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.