CEELBARDAALENEWS.COM

GOBI WAXAY MAHADISA GUULIYO MIDNIMO

  • Watch videos at Vodpod and other videos from this collection.
  • Blog Stats

    • 58,103 hits
  • Calendar

    May 2012
    M T W T F S S
    « Apr    
     123456
    78910111213
    14151617181920
    21222324252627
    28293031  

Fanaada da’da yar ee Hodan C/raxmaan Dheere iyo Heestii Awdal Minisota 2012

Posted by Admin on April 19, 2012

Posted in 1 | Comments Off

SANNAD GUURADII 1AAD EE AWDAL STATE OO LAGU QABTAY MINNESOTA

Posted by Admin on April 16, 2012

Posted in 1 | Comments Off

Xafladii Awdalstate Ee London 2012

Posted by Admin on April 4, 2012

Posted in 1 | Comments Off

Shuftadii dhawaan lagu qabtay degmada Dila waxay u socdeen dhagar kale oo laga soo abaabulay Hargaysa.

Posted by Admin on April 3, 2012


(Edmonton-Ceelka)Labada  dhagar qabe  ee  dhawaan lagu qabtay degmada Dila aaga  Semaal oo hore looga fuliyey dilal qorshaysan ayaa markale u socday inay gaystaan dhagar kale iyo dilal qorshaysan oo la doonayey in lagu kharajiyo ,madax dhaqameedyo iyo  hogamiyayaasha difaaca  beesha Dila.Waxa qorshan laga soo ababulay sidii Caadada ahayd Hargaysa oo alaaba marka Hargaysa ay jirto herdan siyasaded oo cakiran laga fuliyo dilal qorshaysan dhinaca galbeedka gaar ahaan degmada dila oo dhigooda hore loo xalalaystay si loo helo Fursad lagu jeediyo dadkooda   in uu jiro CADOW kale waa  Dila eh oo u baahan in loo midoobo si farqiqa dhexdoodayaala meesha looga saaro. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

Maah maah Somaliyeed baa Tidhaa (Cimrigaa Geel dhalanya waa ku tusayaa)

Posted by Admin on March 15, 2012

(Ceelka-Edmonton)In badan baan u dignay in badan baan wax u sheegnay ,laakin maalin walba waxa hortooda imanaya wax ay wax ku qataan

oo quus goya meesha ay wax ka ku sugayaan ,,Somalidu waxay tiraahdaa “Ninkan Quusan isagaa quus ah”.Si kastaba ha ahatee mamulka Siilanyo kor iyo hoosba wuu idiin la hadlay Dadka reer Awdal ,,nin Weyn tag lama yidhahdo laakin wax u tago ayaa la tusaa ,lakiin runtii isagu taga ayuu idin yiri hadad caqli leedihiin iyo daren.Sida shaxda ugu dambaysay ee xukuumadda Siilaanyo ka muuqtata isbedelkii maanta. Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

Maba doonyaan inaan dawlad ahaano Viva Awdalstate

Posted by Admin on March 14, 2012

Posted in 1 | Comments Off

Waanaga iyo Samahu waa nolosha qofka Badheedhaha Ceelka/News.

Posted by Admin on March 6, 2012

(Ceelkanews)Waxa dhacday dabayaaqadii sanadkii in dhaafay dhacday  in sharaftii Gadabuursi dhulka la dhigay iyadoo aflaagado iyo cay meel waliba lagu qorayay iyada oo aan cidna lo aabbo yeelin (Dumar,caruur ,ciroole iyo Ehlu-Qubuurba),Hadaba waxa dhacday in arintaa aad looga wada xumaaday taasi oo maaqaamkii Gadabuursi dhulka dhigtay iyada caydii dhaafi wayday hebel waa sidaa iyo cay dumar iyo dad dhintay la caayay taasi oo ahayd wax aad u fool oo laga xumado,lagana soo saaray baaqyo farabadan oo dad rag iyo dumarba laga hadlay in la joojiyo xumaantaas.

Hadaba waxan arkayaa ifafaalha hadda in marka shaqsi wax qoro uu isu ekeeyso dad kale markaana ay bilaalbaan cay iyo aflagaado toos ah.Habada waxan maqaalkan ku codsanyaa walaal Tolku waa is qabankaraa oo wax la kala tisan karaa ee lama kala gu’i karo.Waxaan aamisanahay in fikirka qofku xor yahay oo aan lagu qoonsan laguna aflagaadayn.Dhib iguma hayo ka Somaliland doonaya iyo Ka Awdalstate doonaya.Shaqsigu Fikirkiisa waa u Xor laakiin aflgaadada iyo caydu reeban tahay taasi oo ay haddii ay sii socto keeni kara dhagar iyo sii kala dhimasho waayo qof waliba waa uu jecel yahay sharaftiisa adiguna ogow inaad la jeclaato qofka kale sidaad u jeceshay in ay wanaagsato sharaftaadu.

Read the rest of this entry »

Posted in 1 | Comments Off

Waa gabaygii Somaliyey garaadka 1984 by Bashiir Goth

Posted by Admin on March 1, 2012

Posted in 1 | Comments Off

Hadaan war-sugoow xaqiiqdii kuu waramo ,aaway Siilaanyo ?

Posted by Admin on February 24, 2012

Posted in 1 | Comments Off

Somali History Haji Ibrahim Nour Jama

Posted by Admin on February 1, 2012

Posted in 1 | Comments Off

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.